Israa'iil ayaa mar kale subaxnimadii hore ee shalay ku qaadday duqeymo xooggan oo xagga cirka ah iyo madaafiicda Marinka Gaza, iyadoo ciidamada Israa’iil oo ay taageerayaan taangiyo ay gudaha u galeen dhulka falastiiniyiinta kadib weerar dhulka ah, taasoo keentay baaqyo caalami ah oo dheeraad ah oo ku aaddan ilaalinta Rayidka.
Day: October 31, 2023
Home » Archives for October 31, 2023 » Page 2
Post
October 31, 2023October 31, 2023Warar
Xamsa Barre oo ugu baaqay Culimada inay door ka qaataan dib u heshiisiinta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho maanta ka furay shir looga hadlayo Doorka Culimadu ay ku leeyihiin taaba-gelinta nabadda iyo dib-u-heshisiinta.
Post
October 31, 2023October 31, 2023Warar
Dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday Galgaduud
Warar dheeraad ah, oo kasoo baxaya gobolka Galgaduud, gaar ahaan deegaano hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka taagan xiisad kacsanaan ah, xilli halkaas ay shalay ku dagaallameen laba malleeshiyo beeleed.
Post
October 31, 2023October 31, 2023Warar
Cali Jayte hadalkiisa oo Falcelin xooggan ay ka dhalatay
Fal-celin xooggan ayaa ka dhalatay shir jaraa’id oo uu qabtay guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo hadda loo magacaabay hoggaamiyaha ciidamada Macawiisley ee Shabaab kula dagaalamaya gobollada dalka, kaasi oo uu shaaciyey halka ay ku dambeyso qadiyadda maamulkii uu ku dhawaaqay ee Hiiraan State.