Month: October 2023

Canada oo Deeq  Siinaysa Shacabka Falastiin, Kadib Duulaanka Israel
Post

Canada oo Deeq Siinaysa Shacabka Falastiin, Kadib Duulaanka Israel

Toronto (Raxanreeb)  Dowladda Canada ayaa sii daysay Yabooh lacageed oo gaara 10 milyan oo dollar oo lagu caawinayo dadka rayidka ee ku waxyeeloobay colaada ka taagan Qasa ee dhulka reer Falastiin oo duulaan ay ka wado Israel. Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee Canada Ahmed Xuseen ayaa bogiisa X oo hore u ahaan jirtay Twitter ku soo...

Xasan Abgaal oo weerar ku qaaday Deni “Iska hadlow Ina Igarre”
Post

Xasan Abgaal oo weerar ku qaaday Deni “Iska hadlow Ina Igarre”

Wasiirkii hore ee Maaliyadda maamulka Puntland Xasan Shire Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaridsan Deni ayaa ka jawaabay shirkii jaraa’id ee uu qabtay madaxweynaha Puntland.
Madaxweyne Saciid Deni ayaa sheegay in doorashada soo socota ee madaxtinimada maamulka Puntland ay ku dhacayso nidaamka qof iyo cod.

SOYAAL : Xusuusata dhacdadii dhiigga badan ku daatay ee 14-October-2017  
Post

SOYAAL : Xusuusata dhacdadii dhiigga badan ku daatay ee 14-October-2017  

Raxanreeb (Muqdisho) 2017- maanta  oo kale 14-October boqollaal qof ayaa  ku dhintay  qarax ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqidisho. Qaraxaas ayaa  mahadhooyin ku reebay qaar badan oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed gaar aahaan kuwa ku nool Muqdisho waxaana jira dad ilaa iyo hadda la la’yahay nolol iyo geeri  loose badinayo in ay dhinteen....

MD Xasan  oo markii ugu horey ka hadlay dhibaatada reer Falastiin
Post

MD Xasan oo markii ugu horey ka hadlay dhibaatada reer Falastiin

Muqdisho (Raxanreeb) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula Oogay qaar ka mid ah masuuliyiinta dowladda Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halka uu marayo halganka dalka lagaga xoreynayo Al-Shabaab, amniga iyo kaalinta shacabka Soomaaliyeed ay ka qaateen howllgaladda ka socda dalka. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu horeyn...

Post

Somali Government’s Strength Defeating Al-Shabaab: Is it Show or a Genuine fight

Somalia is a nation at war with itself. On the one hand, there is an ideological and constitutional dichotomy between member states and the federal government. On the other hand, Al-Shabaab is engaged in an active war against all Somalis. The Somalia government has been battling with prolonged conflict and insecurity since the central government’s...

Post

Climate change forcing Somali families to the brink

Asha Abdi Omar, a mother of eight children, has lost many of the goats she depends on for a living to drought and is now struggling with water shortage in a village in southern Somalia’s Bakool region. She moved to Harhoday village in Rabdhure district desperate to find water, but was disappointed. “There is nothing...

Maxay tahay  nooca doorasho ee uu doonayo Madaxwayne Saciid DENI ?
Post

Maxay tahay  nooca doorasho ee uu doonayo Madaxwayne Saciid DENI ?

Raxanreeb (Garoowe)  Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uusan doonaynin in muddo kordhin uu samaysto sida ay ku doodayaan qaar ka mid ah xubaha mucaaradka maamulkaas. Deni waxa uu ku soo hadal qaaday khudbad uu jeediyay in lama huraan ay tahay in doorashada Puntland ay ku dhacdo waqtigeeda isla markaana keliya...

MD Xasan oo runta u sheegay siyaasiinta doorasho doonka ah ee KGS & kuwa kale
Post

MD Xasan oo runta u sheegay siyaasiinta doorasho doonka ah ee KGS & kuwa kale

Muqdisho(Raxanreeb) Madaxwayne Xassan Shiikh waxaa uu maanta si cad u sheegay in fulinta heshiiskii golaha wadatashiga la meelmarinayo, isaga oo u sheegay siyaasiyiinta ka soo horjeeda heshiiskaas in aanay waqti isaga lumin wax ka badalan arrintaas. Madaxwaynaha oo ka hadlay khudbadii salaadii Jimacaha ayaa faah faahiyay sababta uuu doortay in wadanku yeesho laba xisbi, madaxwayne...