Month: October 2023

Shirar siyaasadeed ka socda magaalada Garoowe ee Puntland
Post

Shirar siyaasadeed ka socda magaalada Garoowe ee Puntland

Garoowe (Raxanreeb ) Shirar looga hadlayo arrimaha doorashooyinka Puntland ayaa tan iyo xalay ka socda magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntaland Shirarkan ayaa dhamaantooda siyaabo kala duwan u lahaa xubnaha mucaaradka kuwaas oo doonaya in doorashada Puntland ay ku dhacdo waqtigeeda. Sida aan helayno xogaha aan ka helayno magaalada Garoowe hoggaamiyaasha xisbiyada ayaa aad u...

Sharuud Isra’il ku xirtay joojinta duqeymaha ah ka wado GAZA
Post

Sharuud Isra’il ku xirtay joojinta duqeymaha ah ka wado GAZA

GAZA (Raxanreeb ) Marinka Gaza waxaa wali ka socda duqeymaha ay fulinayaan diyaaradaha dagaalka Israel kuwaas oo ka dhan ah shacabka Falastiin. Sida wararka la helayo ay sheegayaan Israel ayaa qaaday saacadihii la soo dhaafay weeraro xoog badan oo ay ka gaysatay deegaanada Marinka GAZA , iyadoo ay soo baxayaan baaqyada loo jeedinayo dhinacyada is...

Ciidanka DFS & AS oo isku haya Sh. Dhexe & howlgal socda.
Post

Ciidanka DFS & AS oo isku haya Sh. Dhexe & howlgal socda.

Mahadaay (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas ciidanka Dowladda ay ka wadaan  howlgal la sheegay in amniga lagu sugayo. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa sheegaya in halkaas intooda badan ay ka socdaan , goobo la sheegay in laga saaray kooxda Al- Shabaab. Ciidanka Dowladda...

DIGNIIN : RW Israa’iil oo la sheegay in la dili doono
Post

DIGNIIN : RW Israa’iil oo la sheegay in la dili doono

Ankara (Raxanreeb) – Wasiir Ku-xigeenka Tacliinta ee dalka Türkiye, Nazif Yilmas ayaa ka dhawaajiyay hadal ka carreesiiyay maamulka Israel, kaddib markii uu sheegay in kooxda Xamaas ay dili doonaan R/Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu soo dhigay Bartaasi. Sidoo kale, Nazif Yilmas oo dib u tweet gareeyey qoraal uu soo dhigay Netanyahu , ayuu ku sheegay in kooxda...

Iran iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay xaaladda adag ee Falastiin
Post

Iran iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay xaaladda adag ee Falastiin

Jeddah (Raxanreeb) – Madaxda ugu sareysa dalalka Sacuudiga iyo Iran ayaa yeeshay wadahadal dhinaca telfoonka ah, waxa ayna ka arrinsadeen dagaalka dhiigga badan ku daadanayo ee u dhaxeeya ururka Xamaas iyo ciidamada Israel. Sidoo kale, Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan iyo madaxweynaha dalka Iran Ibrahim Raisi, ayaa yeeshay wadahadal dheer oo dhinaca telfoonka ah,...

WAR MURTIYEED  ka soo baxay shir mucaaradka Puntland uga sovday Garoowe
Post

WAR MURTIYEED  ka soo baxay shir mucaaradka Puntland uga sovday Garoowe

Garoowe (Raxanreeb ) –Waxaa maanta la soo gebagebeeyey shirkii Mucaaradka Puntland, kaas oo ay ka so baxeen todoba qodob oo ay ka mid yihiin, wax ka beddelkii dastuurka, sida loo qabanaayo doorashada soo socota, baaq loo direy isimada Puntland iyo qodoba kale, hoos ka akhri war murtiyeedka. Taarikh: 11/Oct/2023WARMURTIYEED:Shir wadatashi oo ay isugu yimaadeen mucaaradka...