Month: October 2023

Post

The Prime Minister of Somalia receives the SSC Leader

The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Mr. Hamse Abdi Barre on Saturday received the Interim Leader of SSC-Khatumo administration, Mr. Abdiqadir Ahmed Aw-Ali (Firdhiye) in his office. The SSC leader who arrived in the capital of Somalia on Friday received a warm welcome from the people of Mogadishu and Somali politicians. It...

Gantaalo lagu garaacay Tel Aviv & khasaaraha Yahuuda gaaray
Post

Gantaalo lagu garaacay Tel Aviv & khasaaraha Yahuuda gaaray

Tel Aviv (Raxanreeb ) Magaalada Tel Aviv ayaa Caawa gubanaysa kadib markii Xamaas ay la dhaceen in ka badan 200 Gantaal, iyagoo sheegay in duqeyntan ay jawaab u tahay duqeymaha dayuuradaha Israel ka geysteen Gaza. Sidoo kale, halganka Nafhurnimo ee Xamaas ayaa Bilowday Aroortii hore ee saaka markaas oo rag Xamaas ka tirsan Hawada uga...

Firdhiye oo kulan laqaatay Xasan Sheekh iyo Wararkii ugu dambeeyay
Post

Firdhiye oo kulan laqaatay Xasan Sheekh iyo Wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho (Raxanreeb) Xasan Sheekh Maxamuud oo labo bil kadib magaalada Muqdisho kusoo laabtay ayaa waxa uu kulan laqaatay hoggaamiyaha cusub ee maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Firdhiye. Sidoo kale, Xasan Sheekh oo dagaalka Al-Shabaab kala soo kulmay niyad aad uweyn ayaa hoggaanka SSC-Khaatumo kala hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin xaalada deegaanada maamulka SSC-Khaatumo. Dhanka kale,...

HADDA : Askar ku dhintay kuna  dhaawacmay qarax ka dhacay Beledxaawo
Post

HADDA : Askar ku dhintay kuna  dhaawacmay qarax ka dhacay Beledxaawo

Beledxaawo (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno degmada  Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax waxyeelo u gaystay askar ka  tirsan Hay’adaha amaanka degmadaas. Sida wararku ay sheegayaan qaraxan ayaa ahaa miino dhulka lagu aaso , kaas oo oo lala eegtay gaari ay saarnaayeen saraakiil iyo ciidan ka tirsan kuwa...

Uk oo ciidamada Booliska heegan gelisay
Post

Uk oo ciidamada Booliska heegan gelisay

Uk oo heegan gelisay Ciidamada Booliiska gaar ahaan kuwa kahortagga Rabshadaha si loo xadido dhaqdhaqaaqa dadka laga cabsida qaba in ay dhigaan dibadbaxyada salkiisu yahay weerarkii Shalay ka dhacay Magaalada Gaza.

Aadan Madoobe oo u safray magaalada Rooma
Post

Aadan Madoobe oo u safray magaalada Rooma

Muqdisho (Raxanreeb) — Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga.