Month: October 2023

Duqii hore ee Muqdisho oo geeriyooday + SOOYAALKIISA
Post

Duqii hore ee Muqdisho oo geeriyooday + SOOYAALKIISA

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka  ku geeriyooday  Guddoomiyihii iyo duqii hore ee gobolka Banaadir AUN Cali Ugaas Cabdulle  ayaa maalmihii la so dhaafay waxa uu ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho , waxana uu ugu danbayn ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee Muqdisho. Waxa uu ahaa Cali Ugaas Cabdulle siyaasi...

In kabadan 40 qof ayaa kudhimatay dhisme kaniisad oo soo dumay
Post

In kabadan 40 qof ayaa kudhimatay dhisme kaniisad oo soo dumay

Mexico (Raxanreeb)  Kaniisad kutaalla dalka Mexcio ayaa soo duntay ,xilli gudaha kaniisada ay ka socotay xaflad ayna ku sugnaayeen dad ka badan 100-qof, waxaana dhismaha kaniisada ee dumay ka dhashay khasaaro badan. Sidoo kale, dhimashada la xaqiijiyay ayaa ah sagaal qof oo  dhismaha kaniisada ee soo dumay, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad kale oo...

Istaraatijiyadda cusub ee Norway ka leedahey Afrika iyo fikradda Soomaalida Norway ka dhiibatey!
Post

Istaraatijiyadda cusub ee Norway ka leedahey Afrika iyo fikradda Soomaalida Norway ka dhiibatey!

Norway (Raxanreeb ) Dhamaadkii sanadkii hore ee 2022, waxaa magaalada Washington D.C. shir madaxeed ku dhex marey madaxda qaaradda Afrika iyo madaxweynaha Maraykanka, Biden. Ulajeedada shirkaa ayaa aheyd sidii loo kordhin lahaa iskaashiga danaha caalamiga ah iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya qaaradda Afrika iyo Mareykanka. Qudbadii Biden ayaa ka mid aheyd in...

Post

Hargeisa’s Life Line Center: A Beacon of Hope for Special Needs Children

In a heartwarming and inspiring ceremony held on Saturday evening 30th September at the Hamdaan Hotel in Hargeisa, a remarkable new chapter unfolded for the special needs community in Somaliland. The occasion marked the official opening of the Life Line Center, a state-of-the-art facility dedicated to providing comprehensive care and support for special needs children....

Post

World Bank, Rwanda celebrate 60 years of strong partnership

Jean Paul Kubwimana, a Rwandan resident, is engaged in a lucrative greenhouse farming venture after receiving support from the Sustainable Agricultural Intensification and Food Security Project (SAIP), a project funded by the World Bank. “I thank SAIP for supporting me to acquire a greenhouse through a matching grant and for providing training on how to...

Post

OIC, Islamic countries, condemn terrorist attack in Turkish capital

The Organization of Islamic Cooperation (OIC) and several Islamic countries condemned the terrorist attack in the Turkish capital Ankara on Sunday. The OIC emphasized in a statement that it is against every kind of terrorist activity, saying the organization is in solidarity with the Turkish government. Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud also released a statement...

Khaatumo & Dowladda maxa miiska u saaran oo ay ka wada- hadlayaan ?
Post

Khaatumo & Dowladda maxa miiska u saaran oo ay ka wada- hadlayaan ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeelanaya , Hoggaamiyaasha  SSC – Khaatumo iyo masuuliyiin ka tirsan Dowladda si gaar ah Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya. Is araga labada dhinac ayaa noqonaya kii ugu horeyay oo tan iyo markii la dhisay hoggaanka maamulka SSC- Khaatumo ka dib rabasho badan oo ka dhacay deegaanadaas. Sida ilaha ay sheegayaan...