Muqdisho (Raxanreeb ) Arbacada oo ku beegan 4-ta Oktoobar 6-da galabnimo waxaa bartamaha Soomaaliya iyo Bariga Itoobiya laga filayaa inay ka da’aan roobab lixaad leh oo ay daadad xoog leh ka dhalan karaan. Roobabkaas waxa la filayaa inay socon doonaan ilaa maalinta dambe ee 5-ta bisha October ilaa habeenkeeda oo dhan. Roobabkaas culus ayaa laga...
Month: October 2023
Erdogan ”Argagaxisadu nagama guulaysan – karaan marnaba”
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha dalka Turky- ayaa si kulul uga hadlay weerarkii ismiidaamin ahaa ee shalay [ Axad ] ka dhacay magaalada Ankara ee dalkaas. Madaxwayne Tayyip Erdogan ayaa sheegay in ciidanka amniga ay fashiliyeen weerarkaas oo lala damacsanaa in lagu waxyeeleeyo muwaadiniinta Turky-ga. Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii sheegay in “argagixisada” aysan...
MUQDISHO : KURSI lagu murmay oo gacan ka hadal ka bilowday.
Muqdisho (Raxanreeb ) Dagaal la isku adeegsaday baangado iyo midiyo oo xalay ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale,Waxaa xalay dagaal la isku adeegsaday mindiyo iyo baangado uu ka dhacay xaafada Siisii ,gaar ahaan afaafka hore ee Masjidka Muumino Ceelbuur. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka bilowday muran ka dhashay maqaayad shaaha...
DULMI-Xeer Ilaalinta oo dalbatay sii haynta muwadiin la sii daysay
Muqdisho (Raxanreeb) waxa lagu tilmaamay wax sharciga ka fog in xabsiga lagu sii hayo masuuliyiin lagu waayay eed la xiriirta musuq maasuq kaas oo hore ay u soo dhoob- dhoobtay Xeer ilaalinta. 5 xubnood oo lagu waayay eeda loo – haystay oo ay ahayd in la sii daayo khamiistii ayaa tan iyo xiligan waxay xabsiga...
Atms oo kusoo biirtay dagaalka ka socda Shabeellaha Dhexe
Wararka kasoo baxaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ay haatan ku biireen dagaalka ka socda aagga deegaanka Cali Fooldheere oo dhaca duleedka degmada Mahadaay, halkaas oo ay muddo ku go’doonsan yihiin dagaalyahannada qaar katirsan Al-Shabaab.
At least 4 dead as UAE-trained Somali forces clash with clan militia in central Somalia
MOGADISHU (Raxanreeb) – In the heart of Somalia’s Hiiraan region, the town of Maxaas bore witness to a day of relentless combat, leaving at least four soldiers dead and the community gripped by chaos on Saturday. The intense clash unfolded between United Arab Emirates-trained Somali forces, and the local Xawaadle clan militia, sparked by the...
The Rapist, Prosecutor and Adviser: The Unchallenged Rise of One Man in Somalia
MOGADISHU (Raxanreeb) – In the corridors of power in Somalia, one name stood unchallenged, wearing multiple hats: Farhan Hussein Mohamed. A prosecutor, a senior advisor to the Ministry of Information, and notably, the Somali Federal Government’s prosecutor in charge of crimes against journalists, as cited by UNESCO. Yet behind this veneer of authority lay a dark...
Mahad Salaad oo loo diiday Galmudug –Shaki badan oo uu qabo Qoorqoor
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) ka dib weerarkii waxyeelada ay ka soo gaartay Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxaa soo baxaya shaki badan oo arintaas ka dhashay. Madaxwayne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa diiday in Galmudug uu sii joogo isla markaana uu ka soo dego Taliyaha NISA Mahad Salaad oo shaki badan laga qabo. Mahad...
Madaale oo ka degay Dhuusamareeb
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaarat magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug.
Turkiga oo diyaaradihiisa aan duuliyaha lahayn ku dhex samayn doona Ukraine
Shirkadda Baykar ee Turkiga laga leeyahay oo soo saarta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB-2, ayaa 100 milyan oo dollar ku maalgelin doonta soo saarista diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine, sida uu sheegay madaxa shirkaddan Haluk Bayraktar oo ka hadlayay shir ka dhacay magaalada Kiev.