Muqdisho (Raxanreeb ) –8 Maalmood ayaa ka soo wareegatay markii gacan ku Dhiiglaha Luul Cabdicaaiis gubay gacanta lagu soo dhigay, Walina gacanta Booliska iyo laamaha Garsoorka laguma soo wareejinin. Khamiis, Sabti, Axad, Isniin intaasba waxaa lalahaa waa la soo wareejinayaa walina lama soo wareejinin, si loo dadajiyo Hannaan ka Caddaaladda. Ma fahmi karno sabab cad...
Month: February 2024
VILLA SOMALIA : Dooda wax ka bedelka Dastuurka & xilli xasaasi ah.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka doodaya ansixinta wax ka badalka iyo dhammeystirka Dastuurka KMG. Qodobada ugu horreeya ee laga doodayo ayaa kala ah; cutubyada 1-aad, 2-aad, 3-aad iyo 4aad, waxaana qodobada isbeddelka lagu samaynayo soo diyaariyey guddiga madaxa-bannaan ee dastuurka. Xildhibaannada labada aqalka ee BJFS oo ka dooday mabaadi’da...
Continued detention of MM Somali TV founder Mohamed Ilig by Somaliland court amidst rising constraints on free expression
MOGADISHU – The Somali Journalists Syndicate (SJS) voices its concern over the prolonged arbitrary detention of MM Somali TV founder and journalist, Mohamed Abdi Ilig, in Hargeisa. Today marks his 37th day in custody. On Saturday 10 February, the Hargeisa-based Maroodi Jeex Regional Court has once again prolonged the detention of Mohamed Abdi Ilig by an additional seven...
MUQDISHO : Macallin lagu dhex-toogtay gudaha iskuul u macalin ka ahaa.
Muqdisho (Raxanreeb ) Nin ku hubaysan mindi ayaa maanta oo Isniin ah magaalada Muqdisho ku toogtay mid ka mid ah macalimiinta dhigta iskuul ku yaala degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Arintan waxa ay ka danbeysay ka dib markii Gabar uu macalin u ahaa macalin Abdirahman Maclow Abiikar ay walaalkeed ku dacweysay kadibna walaalkeed ayaa Middi...
Maxay tahay fariinta Wasiirka Difaaca UAE u dhiibay Wasiir Jaamac.
Muqdisho (Raxanreeb) – Kadib weerarkii toogashada ahaa ee kadhacay xerada Jeneraal Golden ee magaalada Muqdisho, Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa khadka Taleefanka kula Wasiir dowlaha Wasaaradda diaafaca ee dalka isutaga Imaaraadka Carabta. Cabduldaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa tacsiyo udiray dowladda Imaaraadka Carabta iyo Shacabkeeda, isagoona weerarkii ka dhacay Xerada Jeneraal Golden kutilmaamay in uu...
Urgent appeal for constitutional reforms in Somalia: Unifying under one strong Nation & one Strong President
Like any other country, the need for constitutional reforms in Somalia arises from various factors aimed at addressing specific challenges and fostering positive developments. Here are compelling reasons supporting the appeal for constitutional changes in Somalia: As long as all parties adhere to the needs of long-waited constitutional changes, the success of a living constitution...
“MW Xasan wuxuu Wasiirnimo ku abaalmariyay Amiir K/Xigeenkii hore AS’’
Muqdisho (Raxanreeb ) – Ka dib weerarkii xerada Gordan ee lagu laayay saraakiil ka tirsanaa Imaaraadka carabka waxaa soo baxaya falcelin xoogan iyo dhaleeceeyn loo jeedinayo hoggaanka dalka oo uu ugu horeeyo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud. Taliyihii hore ee Hay’adda NISA , Fahad Yaasiin oo war qoraal ah ku daabacay degalkiisa X ayuu kaga hadlay...
Gobolka-Banaadir oo laga jartay korontii – shaqadii oo gabi ahaan istaagtay.
Muqdisho (Raxanreeb ) –Maanta oo isniin ah waxaa shaqayn inta badan xafiisyada maamulka Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ka dib markii laga jartay korontii ku jirtay xafiisyada. Waxaa gabi ahaanba istaagay dhamaan Shaqooyinkii ka socday Xarunta Gobalka Banaadir waxaana wax adeeg ah aan loo qaban bulshada ku nool gobolka kuwaas oo wax badan ugu baahnaa...
BOSAASO : Oramada ku nool oo la raafayo & dadka oo la soo qabtay.
Boosaaso (Raxanreeb ) –Magaalada Bosaaso ee gobolka Bari Ciidanka ammaanka ayaa magaaladaas ka wada Boosaaso ka wada howlgal ay sheegeen inuu yahay mid amniga lagu xaqiijinayo. Waxaa Hawlgalka laga fuliyay bartamaha magaalada iyo xaafadaha qaarkood iyadoo lagu raafay inta badan dadka ka soo jeeda Qowmiyadda Oromada ee dalka Itoobiya ee magaaladaas ku sugnaa Oromada laga...
Saraakiishii Imaaraatka ee lagu dilay weerarkii Muqdisho oo janaaso lagu tukanayo
Sarreeye Guuto Ciisa Sayf Al-Masroori, oo ah, Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka Sida ee Imaaraatka, iyo saraakiil kale ayaa janaaso ku tukaday Maxamed Al Shamsi oo ka mid ah saraakiisha lagu dilay weerar ka dhex dhacay xarunta ciidamada Imaaraadku tababaraan ee Gordan.








