Bosooso ( Raxanreeb ) War ka soo baxay Taliska Booliska gobolka Bari ee Puntland ayaa lagu sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen xubno sar sare oo ka tirsanaa kooxda Al – Shabaab iyo Daacish. Waxa uu sheegay Talisku in sidoo kale ay ku raad joogaan saraakiil ka kale oo ka tirsan kooxaha Daacish iyo...
Month: February 2024
DILKA Soomaalida oo ka sii socda Koonfur Afrika- dilkii ugu danbeeyay oo dhacay.
Capetown (Raxanreeb ) Wararka laga helayo koonfyr Afrika ayaa sheegay in halkaas lagu dilay wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxameed kana mid ahaa Daraawalada Soomaaliyeed ee Uber-ka ku Shaqaysta, ayaa xalay abaare 3:30am lagu dhex dilay Xaafadda Soomaalida ee Bellville, Magaalada Cape Town ee Dalkani Koonfur Afrika. Kooxds dilka u geystay, ayaa durbadiiba gacanta lagu...
Mareykanka oo duqeyn ku dilay hogaamiyaha Kataib Xizbullah
Millatariga Mareykanka ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo loo adeegsaday diyaaradaha dhulka laga hago ay xalay ku dileen, hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda Kataib Xisbullah, oo ah urur aad u hubeysan oo Ciraaqi ah balse ay taageerto Iran.
Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiis muhiim ah saxiixday
Dowladda Soomaaliya iyo dalka Turkiga ayaa maanta heshiis cusub oo muhiim u ah, dalka ku gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Conference of the Council of Presidential Candidates, Traditional Elders, and Jubaland Intellectuals in Mogadishu, Somalia
Conference of the Council of Presidential Candidates, Traditional Elders, and JubalandIntellectuals in Mogadishu, Somalia. On February 6, 2024, a gathering of the Jubaland Council of Presidential Candidates, Traditional Elders and Politicians was held. The conference was convened to tackle pressing matters impacting the region, focusing on pivotal aspects of the political landscape, security, and the...
Amniga Golaha shacabka oo faraha ka baxaya & xildhibaano cabsanaya.
Muqdisho (Raxanreeb ) Buuq badan ayaa ka dhashay fadhi Golaha shacabka ay ku lahaayeen xarunta Villa Hargaysa ee magaalada Muqdisho markii gudaha xildhibaanada ay la galeen hub fudud. Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ayaa sheegay in arintan ay keeni karto in aan la isku halayn karin amniga oo khatar ay ku jirto nafta mudanayaasha Barlamaanka...
Xukuumadda Xamse oo magacowday 10 Safiir + Magacyada.
Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo dalkeenna uga howlgeli doona qaar kamid ah dalalka caalamka ee aan wadaagno xiriirka Diblumaasiyadeed. Safiirrada la magacaabay waxa ay kala yihiin: 1. Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadane) 2. Cabdullaahi Maxamed Sheekh Cabdullaahi 3. Cali Cabdi Awaare 4. Cali...
Laftagareen oo Al-Shabaab ku edeeyay dagaalka ka dhacay Buurhakaba
Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo hadal ka jeediyay Baydhaba ayaa si adag uga hadlay dagaal beeleed kasoo cusboonaaday degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.
Ciidamo gadoodsan oo xiray saldhiga magaalada Garoowe.
Garoowe (Raxanreeb ) Ciidamo gadoodsan ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo khamiis ah ay xirteen saldhiga magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Sida wararku ay sheegayaan ciidankan ayaa ka cabanaya mushaar la’aan soo wajahday bilooyin badan taas oo keentay in maanta ay xanibaan shaqadii Saldhiga magaalada . Ciidanka ayaa sidoo kale maanta waxa ay...
PUNTLAND : Yuu u dhaxeeyay dagaal maanta ka dhacay Raascayr ?.
Raascasayr (Raxanreeb ) Warar aan ka helayno degmada Caluula ee gobolka Raas Casayr ayaa sheegaya in dadka ku nool halkaas ay ku waabirsteen xabad dhacaysa. Wararka ayaa sheegaya in iska hor-imaadkaasi dhexmarayo ciidamo ka tirsan Booliska gobolka Raas casayr iyo maleeshiya-beeleed ka soo jeeda degaanka Hursale. Ilaa iyo hadda ma cadda waxa sababay iska hor-imaadka...









