Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka shalay waxa ay sheegtay in ay xirtay bogag Al- Shabaab ay ku baahinayeen wararkooda isla markaana ay u adeegsanayeen waxyaabaha marin habaabinta ah. Hase ahaatee waxaa soo baxaya warar kale oo ku saabsan in si caadi ay u shaqaynayaan , bogaga Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in...
Month: February 2024
Washington ‘’Weerarkii Urdan jawaab kulul baa ka bixinaynaa ‘’.
Washington (Raxanreeb ) Dowladda Mareykanka ayaa hadda isku diyaarinaysa sidii ay u qaadi lahayd weerar aargudasho ah ka dib markii askarteeda lagu laayay bariga dhexe. War ka soo baxay Washington ayaa lagu sheegay in aan la aqbali karin sii socoshada weeararada lagu beegsanayo askarteeda kuwaas oo ay ka danbeeyaan kooxaha gacansaarka la leh dalka Iran....
WARCUSUB | Qarax ka dhacay Nairobi & waxa sababay.
Nairobi (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka so baxaya qarax ka dhashay gaaska cunada lagu karsado oo ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxaa lagu soo waramayaa in qaraxan uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaana dadka dhaawaca ah lagula tacalayaa isbitaalo ku ku yaala magaalada Nairobi. Qaraxaan ayaa waxaa...
MUQDISHO : Haweenay si arxan darra ah u gubay ninkii qabay oo geeriyootay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Isbitaalka digfeer ee magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyootay haweenay uu maalmo ka hor dab qabad siiyay ninkii qabay sida ay sheegeen dadka deegaanka. Haweenaydan waxaa maalmahan lagu dawaynayay isbitaalka , waxaana Dhaqaaiirtu ay sheegeen in ay lahayn uur. Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa baadi goob ugu jiray sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa...
Booliska oo war kasoo saaray dhulkii laga barakicinayay shacabka
Taliska booliska Soomaaliya ayaa fqah faahin ka bixiyay xaaladda guud ee dalka iyo shaqaaqooyinkii dhacay toddobaadkan, halka uu marayo murankii dhulka Dab Demiska ee dadka lagu dilay iyo arrimo kale oo badan.
Soomaaliya oo hoggaaminaysa dalalka ugu masuqmaasuqa badan Caalamka
Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda caalamiga ah ee daahfurnaanta adduunka ayaa waxay soo saartay warbixinteeda sanadlaha ee ay ku qiimayso heerka musuqmaasuqa adduunka (CPI). Xogtan oo ay sanad walba baahiso hay’adda caalamiga ah ee Transparency ayaa xogtedii ugu dambeeysay ee (Corruption Perception Index) galisay Soomaaliya kaalinta 180-aad halka ay kaalinta 179-aad gashay Venezuela, kaalinta 178-aad na...
Mareykanka oo wacad ku maray inuu ka jawaabi doono weerar looga dilay saddex askari
Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadi shalay ku eedeysay malleeshiyo ku sugan Ciraq oo ay taageerto Iran, in ay ka danbeeyaan weerar loo adeegsaday diyaaradaha dhulka laga hago oo lagu dilay saddex askari oo Mareykan ah, oo ku sugnaa saldhig Mareykanka uu ku leeyahay xadka Urdun iyo Suuriya.
Dadaallo caalami ah oo lagu raadinayo xabbad-joojin ka hirgasgo Gaza oo ka sii socda Paris
Waxaa shalay iyo xalay sii xoogeystay dadaallada caalamiga ah ee loogu jiro sidi loo heli lahaa xabad-joojin kale oo ka hirgasha Marinka Gaza, xilli ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan duqeymaha iyo dagaalka culus ee ay ka waddaan Gaza.
NISA ‘’ Waa la xiray Website-yadii ugu waynaa ee ay adeegsanayeen AS ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) War ka soo baxay Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa lagu sheegay in ay ku guulaysteen in la xiro Website-yadii ugu waynaa ee ay adeegsan jireen kooxda Al- Shabaab. Waxa lagu sheegay warka NISA ka soo baxay in dalka dibadiisa ay ka xireen mareegyadan oo ay sheegtay in ay Al- Shabaab...
WARBIXIN | GAZA oo ay ku dhinteen 27,000 & shir ka socda Paris
Paris (Raxanreeb ) Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxaa ka socda dadaalo lagu doonayo sidii xabad joojin ay ugu dhaqan gali lahayd marinka GAZA halkaas oo wali ay ka socdaan duqeymaha ay gaysanayaan diyaaradaha Israa’iil. Dadaaladan oo in mudda ahba socday ayaa ujeedka ahaa in marinka GAZA ay noqoto meel ka caagan colaada isla markaana...









