Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka sii socda dilalka loo gaysanayo dadka rayidka kuwaas oo dadka gaysanaya hadana ka baxsanaya magaalada Muqdisho. Saacadihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho waxaa ka taagnaa xiisado salka ku haya dad badan oo eheladooda laga dilay kuwaas oo sheegaya in ay dalbanayaan cadaalad. Dilalka qaarkood waxaa la sheegayaa in...
Month: February 2024
”Madaale Dastuur miyaa loo dirsday ”AWW & Madaale oo is weeraray.
Muqdisho (Raxanreeb ) Isagoo ka hadlayay Golaha shacabka ayaa siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxa uu sheegay in Guddoomiyaha Gobolka uu faraha kula jiro arrimaha Dastuurka. Siyaasigan ayaa sheegay in aysan ahayn wax laga sugayay Guddoomiye Madaalle ka hadalka arrimaha wax ka bedelka Dastuurka taas bedelkeedana ay ka sugayeen inuu wax ka qabto xaaladaha gobolka . ‘’...
Ganacsiga Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi oo dib loo furay.
Nairobi (Raxanreeb ) –Maanta oo Jimcaha waxaa dib loo furay sida wararka aan helayno ay sheegayaan goobaha ganacsiga ee suuqa magaalada Islii ee dalka Kenya. Suuqa ayaa xirnaa shalay oo Khamiis ah ka dib markii halkaas ciidanka amniga Kenya ay ka bilaabeen howlgal culus oo ay kula dagaalamayaan caanaha booraha oo sharci darro ka ah...
Halis ku gadaaman Heshiiska ‘’difaaca Badda ‘’ ee Soomaaliya & Tukey.
Muqdisho (Raxanreeb )- Faahfaahino dheeraad ayaa laga helayaa nuxurka heshiiska ay wada gaareen Xasan Sheekh iyo maamulka Turkey ee Erdogan, kaasoo illaa hadda aysan arkin xildhibaannada Soomaaliya. 𝐇𝐚𝐥𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐞𝐞 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚𝐧 𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝: Turkey oo haddaba heysta maamulka garoonka iyo dekedda Muqdisho, wax horumar ah oo ay gaarsiiyeenna aan jirin, ayaa hadda heley...
Goormee la qaadayaa wajiga 2aad ee nin lagu eedeyay inuu xaaskiisa gubay ?.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa todobaadka dambe qaadi doonta kiis aad xasaasi u ah oo la xiriira nin xaaskiisa la sheegay inuu dhawaan ku gubay magaalada Muqdisho. Todobaadka dambe maalinta Isniin ah ayaa markale lagu wadaa in la sii ambaqaado Kiiskan oo aad isha loogu wada haya , iyadoo markaas keliya uu...
Kenya oo dalal kale oo Afrikaan ah ka dhaaftay khidmada dalkugalka bilaashka ah
Kenya ayaa dadka sita baasaboorka Koonfur Afrika iyo lix dal oo kale ka dhaaftay in ay bixiyaan khidmad dalkugal oo bishii hore Kenya lagag dhawaaqay.
Al-Shabaab oo laga bur buriyay saldhig muhiim u ahaa
Faah faahino dheeraad ah, ayaa laga helayaa duqeyn culus oo xalay ka dhacday qaybo kamid ah, gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, taas oo lala beegsaday Al-Shabaab.
FALCELIN: Turkiga oo heshiis difaac la galay marqura Somalia Itoobiya & Jabuuti.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Turkiga heshiis difaac iyo Iskaashi dhaqaale ayey la wada galeen Itoobiya, Soomaaliya iyo Jabuuti. Dawladaha danahooda istiraajiga ah ayaa haga, halka ay ugu badiso ayeyna ka dheefsadaan. Caadifad, qiiro iyo niyad wanaag wax badan kuma dhisaan. Waxaan xusuustaa iyadoo madaxdii talada dalka iskaga danbaysay na leeyihiin Itoobiya tii hore ee aad...
GAZA : Duqeymo hor leh oo ka dhacay & xaaladda oo ka sii xumaanaysa.
GAZA (Raxanreeb )- Marinka Gaza waxaa sii kordhaya duqeymaha halkaas ay ka fulinayaan ciidanka Yahuuda halkaas oo si maalinla ah ay ugu dhimanayaan dad shacab ah oo u badan Falastiniin. Waxaa lagu soo waramayaa in Israa’iil ay xoojisay duqeymaha ay ka waddo degmada Rafah ee koonfurta Marinka Gaza, halkaas oo ay ku dhinteen 12 xubnood...
Ganacsade la afduubtay oo–maydkiisa la helay
Muqdisho (Raxanreeb )- Wiil dhallinayaro oo ganacsade ahaa kaas oo la sheegay in laga afduubtay magaalada Muqdisho ayaa maydkiisa la helay. Ninkan dhallinyarada ah ayaa lagu magacaabayay AUN Abuukar Ahmed kaas oo deganaa degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ninkan maydkiisa laga helay deegaanka Garasblay halkaas oo la saadaalinayo in...









