Month: February 2024

MW Xasan  oo dalbaday in Saxaafadda oo banaanka loogu saaray Golaha shacabka.
Post

MW Xasan  oo dalbaday in Saxaafadda oo banaanka loogu saaray Golaha shacabka.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Maanta oo Arbaca ah madaxwaynaha Soomaaliya ayaa hortagay Golaha shacabka , halkaas oo ay  ku kulansan yihiin  labada aqal ee Barlamaanka Soomaaliya. Madaxwaynaha oo khudbad dhinacyo badan ka jeedinaya , Golaha shacabka ayaa la sheegayaa inuu dalbaday in dibad looga saaro weriyayaasha taas oo buuq badan ay ka dhalatay. Waxaa la arkayay...

Golaha wasiiradda oo meelmariyay heshiis 10 sanna ah oo u dhaxeeya Soomaaliya & Turky
Post

Golaha wasiiradda oo meelmariyay heshiis 10 sanna ah oo u dhaxeeya Soomaaliya & Turky

Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo shir guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha, ayaa ku tilmaamay heshiiska mid...

Maraykanka oo codka diidmada qayaxan ee ‘Veto’ u isticmaalay qaraarka xabbad-joojinta ee dagaalka Qaza
Post

Maraykanka oo codka diidmada qayaxan ee ‘Veto’ u isticmaalay qaraarka xabbad-joojinta ee dagaalka Qaza

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markale ka dooday, qaraar ku baaqaya xabbad joojin bini'aadanimo, si loo joojiyo dagaalka ka socda Qaza iyo in la kordhiyo gargaarka bini'aadanimo iyo joojinta barakicinta dadka Falastiiniyiinta ah, hase ahaatee qaraarkaas waxaa hor istaagay Maraykanka, isaga oo isticmaalay codka diidmada qayaxan ee Veto.

Maxkamadda gobolka Banaadir oo ka bilaabatay kiiska nin ku eedeysan in xaaskiisa uu gubay.
Post

Maxkamadda gobolka Banaadir oo ka bilaabatay kiiska nin ku eedeysan in xaaskiisa uu gubay.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Maxkamada G/Banaadir oo maanta bilaabeysa dhageysiga maxkamadeynta Sayid Cali Macalin Daa’uud oo xaaskiisa Luul Cabdicasiis Maxamed gubay taas oo ugu dambeyn geeriyootay. Luul waxey weli iyadoo meyd ah ku jirtaa Ferinjeer,Qoyskeeda ayaa diiday in la aaso inta laga maxkamadeynayo ninka gubay. Dhageysiga dacwaddam ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalaya ehellada labada...

WARCUSUB : Xamse oo isugu yeeray Golaha Wasiirada safiiro la dhimayo & isku shaandhayn jirta.
Post

WARCUSUB : Xamse oo isugu yeeray Golaha Wasiirada safiiro la dhimayo & isku shaandhayn jirta.

Muqsisho (Raxanreeb ) Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa la isugu yeeray maalinta Beri oo Khamiis ah kulan deg deg ah oo xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in  isbedel  lagu samayn doono Golaha wasiirada & safaaradaha diba Qoraal loo diray Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shirkaas uu yahay mid looga hadli doono arrimo xasaasi...

Somaliland ‘’ Dowladda Xasan Sheekh waxay doonaysaa inay na go’doomiso ‘’
Post

Somaliland ‘’ Dowladda Xasan Sheekh waxay doonaysaa inay na go’doomiso ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) – waxaa sii  kordhahaya eedeymaha Somaliland ay u jeedinayso Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya wixii ka danbeeyay markii Somaliland ay la macaamishay Itoobiya. Arinta ugu daran  ayaa ah in Somaliland ay sheegayso in Dowladda Soomaaliya ay doonayso in ay xanibto dhamaan adeegayda Hay’adda duulista hawada ee Somaliland. War-saxaafadeed kasoo baxay hay’adda Duulista...

DASTUURKA : MW  Xasan oo hortagaya BERI Labada Aqal ee Barlamaanka.
Post

DASTUURKA : MW  Xasan oo hortagaya BERI Labada Aqal ee Barlamaanka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciwaanka ugu horeeya ee lagu sheegayaa sababaha madaxwaynaha Dowladda u tagayo  Barlamaanka ayaa ah ka hadlida sidii loo furi lahaa Dastuurka KMG ah ee muran badan uu ka jiro. Maalinta beri ah ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya waxaa uu tagi doonaa oo hadal u jeedin doonaa xildhibaanada labada aqal ee Barlamaanka Soomaaliya xili muranka...

AFRICOM ‘’ Ma hubno in duqeyn aan ku dilnay dhaqaatiir AS  u afduubnaa’’
Post

AFRICOM ‘’ Ma hubno in duqeyn aan ku dilnay dhaqaatiir AS  u afduubnaa’’

Muqdisho (Raxanreeb )- War qoraal ah oo uu saaray Taliska ciidanka Mareykanka Africa ayaa sheegay iney 15-kii bishan ay duqeyn kafuliyeen meel udhow jilib taas oo lasheegay in lagu laayay dhakhaatiir kuubaan ah oo u afduubnaa kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale, dhinaca kooxda Al-Shabaab war kasoo baxay ayaa isna lagu sheegay in duqeyn magaalada Jilib meel...

Post

The Somalia Civil Aviation Authority Has Warned The Somaliland Government.

The Somalia Civil Aviation Authority has issued a warning to the Somaliland Government regarding its recent actions in the aviation industry The authority has expressed concerns over the government’s attempts to establish its own aviation regulatory body, separate from the authority recognized by the international community. Somaliland, a self-declared republic in northern Somalia, has been...

XOGTA : Isku shaan- dhaynta  Golaha  wasiirada soo soo xooganaysa.
Post

XOGTA : Isku shaan- dhaynta  Golaha  wasiirada soo soo xooganaysa.

Muqdisho (Raxanreeb ) –   Shirar kala duwan ayaa la xaqiijinayaa  in magaalada Muqdisho ay ku dhaxmarayaan madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre. Shirarkan ayaa inta badan waxa looga hadlayaa arrimo ku saabsan sidii loo buuxin lahaa boosaska xubnaha wasiirada ee ka maqan Golaha wasiirada oo ay ugu horeeyaan wasiiradda arrimaha dibadda iyo...