Day: May 17, 2024

Home » Archives for May 17, 2024
DIL argagax leh oo laga naxay oo ka dhacay Galmudug.
Post

DIL argagax leh oo laga naxay oo ka dhacay Galmudug.

Caabudwaaq (Raxanreeb ) –Dilal fool xun oo argagax leh ayaa wali ka sii socda deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.War hadda naga soo gaaray degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in halkaas si xun loogu dilay wiil da’ ay oo ka mid ahaa dadka deegaanka. Ayaanle AbdiSalaan Jaamac, oo ahaa 12 sano jir qaar...

RW Xamse “Itoobiya kama tanasulin damaceeda Badda Soomaaliya “.
Post

RW Xamse “Itoobiya kama tanasulin damaceeda Badda Soomaaliya “.

Manaama (Raxanreeb ) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay Meertada 33-aad ee shirka Jaamacadda Carabta ayaa ka hadlay caqabadaha iyo duurafaha ku xeeran dalalka Carabta iyo muhiimadda ay leedahay in la mideeyo dadaallada lagu wajahayo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa adkeeyey mowqifka taariikhiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, shacab iyo...

70 Jir Maxkamadda Gobolka Banaadir Loogu Maxkamadeyno Maalgelinta AS.
Post

70 Jir Maxkamadda Gobolka Banaadir Loogu Maxkamadeyno Maalgelinta AS.

Muqdisho (Raxanreeb )-Xilli uu garsoorka dalku ku howlanyahay boqolaal gal dacwadeed oo kala duwan ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir lasoo taagay oday da’da 70-tameeyada ku jira, kaasoo loo haysto eedeymo ku saabsan maalgalinta kooxda Alshabaab. Cali Xuseen Isxaaq oo lagu eedeeyay inuu kooxda Alshabaab dhanka maaliyadda ka taageeri jiray, islamarkaana uu akoonkiisa gaarka ah lagu ugu...