Day: May 20, 2024

Home » Archives for May 20, 2024
Wasiirrada Iran ooshir  deg deg ah ka yeeshay geerida Ebrahim Raisi
Post

Wasiirrada Iran ooshir  deg deg ah ka yeeshay geerida Ebrahim Raisi

Tehran (Raxanreeb )- Golaha wasiirada dowladda Iran ayaa kulan degdeg ah ka yeelanaya geerida Madaxweynihii dalkaas Ebrahim Raisi, wasirrkiisii arrimaha dibadda iyo saraakiil kale oo la xaqiijiyay in ku dhinteen shil diyaarad. Madaxweyne ku xegeen ah Iiraan maxamed mokhber ayaa shir guddoominaya kulanka degdegga ah, waxaana la filayaa in dalkaas looga dhawaaqo xaalad degdeg ah...

Cali Yuusuf Cali “Dalku doorasho ayuu aaday qof walboo ku talagal ‘’.
Post

Cali Yuusuf Cali “Dalku doorasho ayuu aaday qof walboo ku talagal ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale ku celisay in dalka ay ku qaban doonto  doorasho qof iyo cod ah isla markaana ay muhiim  tahay in loo diyaargaroobo doorashadaas. Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa sheegay in dalka uu laabay albaabkii doorashada dadbadan isla markaana...

WARCUSUB :  Soomaaliya  oo war ka soo saartay shilka geerida Madaxweynaha  Iran.
Post

WARCUSUB :  Soomaaliya  oo war ka soo saartay shilka geerida Madaxweynaha  Iran.

Muqdisho  (Raxanreeb )- Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda ka dhalatay shilka diyaaradda madaxweynaha Iran, iyadoo warsaxaafadeed ay baahisay wasaaradda arrimaha dibadda lagu sheegay Soomaaliya inay garab taagantahay dawladda iyo shacabka Iran, halka ay u rajeynayso Madaxweyne Raisi iyo saraakiisha la socday badqab. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay la dareemayso...

Kumuu ahaa Ibrahim Raisi?
Post

Kumuu ahaa Ibrahim Raisi?

Tehran (Raxanreeb )- Ninkan 63 sano jirka ah oo xilka loo doortay bishii Ogosto ee sannadkii 2021-kii. Wuxuu hore u ahaa madaxa waaxda garsoorka. Ebrahim Raisi wuxuu sanadkii 1960 ku dhashay Mashhad, oo ah magaalada labaad ee ugu weyn Iiraan isla markaana hoy u ah Shiicada. Aabbihiis oo wadaad ahaa, wuxuu dhintay makrii uu Raisi...

Muqdisho oo Noqotay 20 Degmo aqoonsiga , Garasbaaley, Gubadleey & Daarusalaam.
Post

Muqdisho oo Noqotay 20 Degmo aqoonsiga , Garasbaaley, Gubadleey & Daarusalaam.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ayaa magacaabay degmooyin cusub oo ka mid noqan doono gobolka, kuwaas oo horay u ahaa deegaanno ka tirsan degmooyin kale. Degmooyinka uu madaxweynuhu magacaabay ayaa kala ah Garasbaaleey,Daarusalaam iyo Gubadleey, kuwaas oo hadda ka dib noqanaya degmooyin rasmi ah oo qeyb ka ah Gobolka Banaadir. Wareegto uu...