Day: May 24, 2024

Home » Archives for May 24, 2024
Wasaaradda Gaashandhigga oo talaabo qaaday.
Post

Wasaaradda Gaashandhigga oo talaabo qaaday.

Muqdisho (Raxanreeb )-Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay how-lagllo ay ciidanka dowladdu ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeeladda dhexe ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle. Ciidanka kumaandoska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay agagaarka magaalada Ruun-nirgood ee gobolkaShabeeladdadhexe iyo degaanka toora toorow ee Shabeeladdahoose, sida uu sheegay Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga Abuukar Maxamed Xasan....

KGS ” Khatar AS ayaa ka hortagnay “
Post

KGS ” Khatar AS ayaa ka hortagnay “

Baydhabo (Raxanreeb )-Ciidanka Amniga degmada Berdaale oo ka hortagay weerar qorsheysan oo Shabaab ay kusoo qaadeen. Faahfaahino dheeri ah oo laga helaayo Markab laga leeyahay dalka Liberia oo ay weerareen kooxaha burcad badeeda Soomaalida. Dood ku saabsan nidaamka difaaca hawada oo ka dhex bilaabatay dalalka Yurub ka dib hanjabaadka ruushka. Goobjoog.com