Muqdisho (Raxanreeb )- Hawlgalka ATALANTA, oo ah ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeeda, ayaa ku guuleystay in markabka M/V BASILISK ee ka babanayay calanka Liberia laga sii daayay rag looga shakiyay burcad badeednimo. Markabka oo ay saarnaayeen 17-shaqaale ah ayaa la weeraray maalintii Khamiista ee 23-kii May, xilli uu marayey badweynta Hindiya, meel...
