Day: May 26, 2024

Home » Archives for May 26, 2024
Ruto ” Haddii ATMIS ay baxdo Soomaaliya waxaa la wareegaysa Al- Ashabaab “.
Post

Ruto ” Haddii ATMIS ay baxdo Soomaaliya waxaa la wareegaysa Al- Ashabaab “.

Nairobi (Raxanreeb )-Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa sheegay in Kooxda AS ay qabsan doonto guud ahaan dalka Soomaaliya haddii ay baxaan Ciidanka ATMIS. Madaxweyne Ruto ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu kala hadlay in Ciidanka ATMIS aysan ka bixin Soomaaliya, balse ay isku fahmi waayeen arrintaasi. Madaxweynaha Kenya ayaa ka dalbaday Mareykanka in uu...

Ciidanka Booliiska oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ku Eedeysan Dhac
Post

Ciidanka Booliiska oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ku Eedeysan Dhac

Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidanka boliiska gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Garasbaaleey ayaa maanta soo xiray labo eedeysane oo lagu kala magacaabo. D/le CXD C/laahi Mustaf Maxamed iyo Ismaaciil Cali Ibraahim iyo mooto Bajaaj ay wateen. Labada eedeysane ayaa ku eedeysan in ay taariikh 21-5-2024 in ay dhac iyo dhaawac u geysteen labo muwaadin oo...

Post

Somaliland president says contentious Ethiopia deal can deter Red Sea attacks

The contentious deal that Somaliland has struck with Ethiopia to lease a strip of land near the entrance to the Red Sea would help “secure freedom of navigation” for international shipping that has faced attacks around the vital waterway, according to the breakaway country’s president. Somaliland, which declared independence from Somalia in 1991 but has...

Gujarat : 4 Qof oo ay ku jiraan 9 caruur ah oo ku Dhintay dab ka kacay  India.
Post

Gujarat : 4 Qof oo ay ku jiraan 9 caruur ah oo ku Dhintay dab ka kacay  India.

Gujarat (Raxanreeb )- 24 qof oo ay ku jiraan caruur badan ayaa ku dhintay dab ka kacay goob madadaalo oo ku taalla gobolka Gujarat ee galbeedka Hindiya, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan dowladda, dabka ayaa geystay khasaare xooggan. dadaallada samata-bixinta ay ka socdaan degmada Rajkot, duqa magaaladaas ayaana wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay...

Ciidanka Israel oo weeraray Nablus, Beytlaxam iyo magaalooyinka kale .
Post

Ciidanka Israel oo weeraray Nablus, Beytlaxam iyo magaalooyinka kale .

GAZA (Raxanreb )- Ciidamada Israa’iil ayaa dhowr qof oo falastiiniyiin ah ku xiray howlgalo ay ka fuliyeen guud ahaan Daanta Galbeed ee la haysto xalay , sida Nablus, Bethlehem, Jenin iyo Yatta, oo ku yaalla koonfurta Hebron. Ciidamada Israel ayaa sidoo kale weeraray magaalada Husan ee Beytlaxam iyo tuulada Madama ee koonfurta Nablus. Ugu yaraan...