Day: May 29, 2024

Home » Archives for May 29, 2024
HESHIIS : Dowladda Soomaaliya  oo fulinaysa heshiis ay la gashay Kenya.
Post

HESHIIS : Dowladda Soomaaliya  oo fulinaysa heshiis ay la gashay Kenya.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Kubai Iringo . Labada dhinac ayaa  ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblamaasiyadeed iyo sare u qaadida iskaashiga u dhexeeya labada dal ee dariska ah. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in labada dal ee...

Muqdisho oo dowladda u taag la’ & dhacdooyin naxdin leh oo ka sii socda.
Post

Muqdisho oo dowladda u taag la’ & dhacdooyin naxdin leh oo ka sii socda.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Magaalada Muqdisho waxa ka dhacaya gudaha iyo duleedyadeeda dilalka loo gaysanayo dadka rayidka waxaan intooda badan dilalkaas gaysta askarta dowladda. Shacabka magaalada ku nool ayaa sheegaya in dhibato badan ay ku qabaan , askarta dowladda ee sida joogta ah u gaysta dilalka shacabka aan waxba galabsan ee caasimadda. Dil u muuqday mid...

Safaaradda Israa’iil ee Mexico oo qalqal uu ka jiro+ sababta.
Post

Safaaradda Israa’iil ee Mexico oo qalqal uu ka jiro+ sababta.

Mexico (Raxanreeb )-  Wakaalada wararka ee AFP ayaa ku warameysa in isku dhacyo ku dhex maray booliska iyo dad mudaaharaadayay afaafka hore ee safaarada Israa’iil ee caasimada Mexico, dibadbaxa ayaa u muuqdo mid rabshado wata. Dadkaan ayaa bilaabay dhibaatada kadib markii qaar ka mid ah dadka isku soo baxay ay dhagxaan ku tuureen ciidamo hor...

PUNTLAND : DENI oo shir muhiim ah yeeshay Xisibyada siyaasadda.
Post

PUNTLAND : DENI oo shir muhiim ah yeeshay Xisibyada siyaasadda.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa kulan la qaatay Madaxda Xisbiyada Siyaasadda Puntland. Xubnaha madaxda Puntland ay kulanka la qaateen  ayaa kala ahaa  Mideeye, Horseed, Sincad, Ifiye, Mustaqbal, Shaqaalaha, Runcad iyo Kaah. Kulanka ayaa looga hadlay u diyaar garowga qabashada Doorashooyinka goleyaasha deegaanka...