Nairobi (Raxanreeb )-Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa sheegay in Kooxda AS ay qabsan doonto guud ahaan dalka Soomaaliya haddii ay baxaan Ciidanka ATMIS. Madaxweyne Ruto ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu kala hadlay in Ciidanka ATMIS aysan ka bixin Soomaaliya, balse ay isku fahmi waayeen arrintaasi. Madaxweynaha Kenya ayaa ka dalbaday Mareykanka in uu...
Month: May 2024
Ciidanka Booliiska oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ku Eedeysan Dhac
Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidanka boliiska gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Garasbaaleey ayaa maanta soo xiray labo eedeysane oo lagu kala magacaabo. D/le CXD C/laahi Mustaf Maxamed iyo Ismaaciil Cali Ibraahim iyo mooto Bajaaj ay wateen. Labada eedeysane ayaa ku eedeysan in ay taariikh 21-5-2024 in ay dhac iyo dhaawac u geysteen labo muwaadin oo...
Somaliland president says contentious Ethiopia deal can deter Red Sea attacks
The contentious deal that Somaliland has struck with Ethiopia to lease a strip of land near the entrance to the Red Sea would help “secure freedom of navigation” for international shipping that has faced attacks around the vital waterway, according to the breakaway country’s president. Somaliland, which declared independence from Somalia in 1991 but has...
Koofi sidii ugu hadlay go’aankii ay ka gaartay Maxkamadda Gobolka Banaadir ?.
Nairobi (Raxanreeb )- Ka dib markii go’aan Maxkamada gobolka Banaadir ay ka soo saartay kiiskii ku saabsanaa musuq maasuqa ayaa arrintaas waxaa ka hadlay Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo ka mid ah dadka la haystay. War qoraal ah oo uu ku daabacay bogiisa Facebook ayuu ku sheegay inuu soo dhawaynayo go’aanka Maxakamada oo uu yiri...
Man United oo 2-1 ku garaacday Man City, kuna guuleysatay koobka FA-ga
Kooxda Manchester United ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareedkeedii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkaan, kaddib markii ay 2-1 ku garaacday Manchester City finalkii koobka FA-ga Sabtida maanta ah, islamarkaana ay ka diiday kooxda ay xafiiltamaan inay mar kale isla qaaddo labada koob, iyada oo ku guuleystay markii 13-aad.
Mareykanka oo mar kale ka digay weeraro Argagaxiso oo ka dhaca gudaha Muqdisho
Mareykanka ayaa digniin culus kasoo saaray weeraro argagixiso oo ka dhaca gudaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo looga cabsi qabo in ay geeystaan kooxda Al-Shabaab.
Gujarat : 4 Qof oo ay ku jiraan 9 caruur ah oo ku Dhintay dab ka kacay India.
Gujarat (Raxanreeb )- 24 qof oo ay ku jiraan caruur badan ayaa ku dhintay dab ka kacay goob madadaalo oo ku taalla gobolka Gujarat ee galbeedka Hindiya, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan dowladda, dabka ayaa geystay khasaare xooggan. dadaallada samata-bixinta ay ka socdaan degmada Rajkot, duqa magaaladaas ayaana wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay...
Ciidanka Israel oo weeraray Nablus, Beytlaxam iyo magaalooyinka kale .
GAZA (Raxanreb )- Ciidamada Israa’iil ayaa dhowr qof oo falastiiniyiin ah ku xiray howlgalo ay ka fuliyeen guud ahaan Daanta Galbeed ee la haysto xalay , sida Nablus, Bethlehem, Jenin iyo Yatta, oo ku yaalla koonfurta Hebron. Ciidamada Israel ayaa sidoo kale weeraray magaalada Husan ee Beytlaxam iyo tuulada Madama ee koonfurta Nablus. Ugu yaraan...
Kenya oo degdeg u geyenysa Haiti ciidamo
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in booliskiisa nabad ilaalinta la filayo in ay gaaraan Haiti saddax toddobaad gudahood si ay u joojiyaan rabshadaha sii kordhaya.
El Nino not behind deadly floods in East Africa – scientists
The El Nino weather pattern did not have “any influence” on widespread flooding that killed hundreds in East Africa this year, an expert group of scientists said Friday. Torrential rainfall in Kenya, Tanzania and neighbouring nations killed more than 500 people, displacing hundreds of thousands as the deluge swept away homes and swamped roads during...







