Day: July 26, 2024

Home » Archives for July 26, 2024
Ninkii u gefay Sheekh Cismaan Xidig oo la xiray
Post

Ninkii u gefay Sheekh Cismaan Xidig oo la xiray

Waxaa hadda Magaaalada Muqdisho lagu xirey Sheikh Ibraahim Ciyoow oo maalmo ka hor sheegay hadalo ka dhan ahaa kutaabta uu qorey sheekh Cismaan xiddig oo dhawaan geerigooday. Ninkaan oo kamid ahaa ilImaamyada Masjidka Cali Jimcaale ayaa Maalmihii la soo dhaafay ay Ciidamada Booliska raadinayeen. Baraha Bulshada ayuu carro uga abuuray hadalkii kasoo teeray Sheekh Ibraahim...

Madaxweynaha Jubbaland oo Safar deg deg ah ku tegay degmada Afmadow
Post

Madaxweynaha Jubbaland oo Safar deg deg ah ku tegay degmada Afmadow

Madaxweynaha maamulka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose, xilli dhawaan wadada xariirisa magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow Al-Shabaab laga saaray Boqolaal Shacab ah ayaa madaxweynaha ku soo dhaweeyay bartamaha Magaaladaan.Madaxweynaha ayaa u tagay degmada Afmadow dardargalinta howlgallada ay wadaan Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland kuwaas oo guulo...

Soomaaliya oo dalab aan caadi aheyn u dirtay ruushka
Post

Soomaaliya oo dalab aan caadi aheyn u dirtay ruushka

Dawladda Soomaaliya ayaa u soo jeedisay Ruushka inuu safaarad rasmi ah ka furto caasimadda Muqdisho , sida u sheegay Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi oo la hadlay warbaahinta Dawladda Ruushka ee RIA Novosti. Ruushka oo 40 sanno ka hor Muqdisho ku lahaa adeegga diblomaasiyadeed ee ugu weyn gobolka geeska Afrika iyo halka...

Madaxtooyada Soomaaliya oo faah faahisay Ciidamada Turkiga ee imaanaya Soomaaliya iyo ujeedkooda
Post

Madaxtooyada Soomaaliya oo faah faahisay Ciidamada Turkiga ee imaanaya Soomaaliya iyo ujeedkooda

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay faah faahin Guud ka bixisay Ciidamo ka socda dowladda Turkiga oo dhawaan la filayo in la keeno dalka Soomaaliya iyo waxa ay dalka ka qaban doonaan. La taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa sheegay in Ciidamada ka socda dowladda Turkiga ee imaanaya dalka...

Somaliland oo ka hadashay markab ay dhawaan Xuutiyiintu weerareen
Post

Somaliland oo ka hadashay markab ay dhawaan Xuutiyiintu weerareen

Somaliland ayaa ka hadashay markab alaab ku rogay Dekeda Berbera, oo ay weerar u gayasteen kooxaha Xuutiyiinta ee dalka Yemen. Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo waraysi siiyay Idaacada BBC Somali, ayaa sheegay in Xuutiyiintu ay markabka ku weerareen meel ka baxsan biyaha Somaliland. “Markabkaasi waxa uu ku gooshaayay calanka dowlada Singabuur, markii...

Dowladda Soomaaliya iyo QM oo Go’aan isku mid ah qaatay
Post

Dowladda Soomaaliya iyo QM oo Go’aan isku mid ah qaatay

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh), Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Cabdixakiim Xasan Ashkir iyo sidoo kole Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Marwo Safiya Xasan Mohamed ayaa kulan mira-dhal ah la qaatay wakiilka hey’adda Qaxootiga aduunka (UNHC) ee Soomaaliya mudane Charles Mballa. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii...

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday in dalka la keeno Dawooyinka  maandooriye ahaanta loo isticmaalo
Post

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday in dalka la keeno Dawooyinka  maandooriye ahaanta loo isticmaalo

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya  Dr Maxamed Xasan Maxamed Bullaale ayaa sheegay inay mamnuuc tahay in dalka la soo geliyo Daawooyin loo isticmaalo daroogo, kuwaas oo uu sheegay in dhowrkii sano ee la soo dhaafay Dad Ganacsato ah  dalka keenayeen. Dhinaca kale Saacadihii la soo dhaafay degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ka dilaacay cudurka...

Waxyaabaha Maanka dooriya iyo Dad ka Ganacsanayay oo Gacanta lagu dhigay
Post

Waxyaabaha Maanka dooriya iyo Dad ka Ganacsanayay oo Gacanta lagu dhigay

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda Iyo Sirddoonka dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay ka sameeyene howlgallo xoogan degmada Buurhakana ee katirsan Gobolka Baay. Howlgalkaan oo ay ka sameeyeen qaar kamid ah Xaafadaha Magaaladaasi  ku soo qabtay jirgaamo maandooriyaha khamri ah iyo qofkii ka ganacsanayey, kuwaas oo la geeyay Saldhiga degmada Buurhakaba ee...

Dad horleh oo ku geeriyooday dhul-go’ii ka dhacay dalka Itoobiya
Post

Dad horleh oo ku geeriyooday dhul-go’ii ka dhacay dalka Itoobiya

Waxaa sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay dhul-go’ii ka dhacay dalka Ethiopia, taas oo haatan ay Qaramada Midoobay ku sheegtay tirada dhimashadu inay haatan kor u dhaaftay illaa 257, waxana lagu qiyaasayaa inay gaadhi karayso illaa 500 oo qof. Kooxaha gurmadka degdegga ah ayaa weli wada baadigoob iyo sidii ay u heli lahaayeen dad ka...