Burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa galinkii dambe ee Shalay ku dishay deegaanka Philipi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Cape town wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa Soomaalida dalkaas u shaqo tagtay. Ninkaan dhalinayarada ahaa ayaa la sheegay in kooxda burcada ah ay ku weeraraan goobtiisa ganacsi oo ku...
Month: July 2024
Madaxweynaha Jubbaland oo tallaabo qaaday kadib dagaalkii Jubbada Hoose
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe) oo xalay ku hoyday degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa halkaasi ka billaabay kulamo lagu dardar gelinayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda uu booqdo degaanka Harboole, halkaas oo dhawaan Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland...
Itoobiya oo deg deg ugu jawaabtay Dowladda Soomaaliya
Dowlada Fedaraalka Itoobiya ayaa soo saartay Warsaxafadeed ay isaga fogeyneyso eedeymo ay u jeedisay dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay ka mid aheyd hubkii dhawaan lagu boobay magaalada Caabudwaaq. Warsaxaafadeed ayaa kasoo baxay Xafiiska Wasaarada arrimaha dibadda dalka Itoobiya oo ku qornaa Af-Soomaali iyo Ingiriis ayaa waxaa lagu sheegay in Itoobiya ay si dhaw ula socoto...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo loo diiday in uu tago degmada Maxaas
Wararka naga soo gaaraya degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi xalay ilaa saaka ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeeysa Maamulka degmada iyo Ciidamada degaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda. Xiisada ayaa ka dambeeysay kadib markii Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku wajahan degmada Maxaas ay diideen in uu tago...
Ninkii u gefay Sheekh Cismaan Xidig oo la xiray
Waxaa hadda Magaaalada Muqdisho lagu xirey Sheikh Ibraahim Ciyoow oo maalmo ka hor sheegay hadalo ka dhan ahaa kutaabta uu qorey sheekh Cismaan xiddig oo dhawaan geerigooday. Ninkaan oo kamid ahaa ilImaamyada Masjidka Cali Jimcaale ayaa Maalmihii la soo dhaafay ay Ciidamada Booliska raadinayeen. Baraha Bulshada ayuu carro uga abuuray hadalkii kasoo teeray Sheekh Ibraahim...
Madaxweynaha Jubbaland oo Safar deg deg ah ku tegay degmada Afmadow
Madaxweynaha maamulka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose, xilli dhawaan wadada xariirisa magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow Al-Shabaab laga saaray Boqolaal Shacab ah ayaa madaxweynaha ku soo dhaweeyay bartamaha Magaaladaan.Madaxweynaha ayaa u tagay degmada Afmadow dardargalinta howlgallada ay wadaan Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland kuwaas oo guulo...
Soomaaliya oo dalab aan caadi aheyn u dirtay ruushka
Dawladda Soomaaliya ayaa u soo jeedisay Ruushka inuu safaarad rasmi ah ka furto caasimadda Muqdisho , sida u sheegay Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi oo la hadlay warbaahinta Dawladda Ruushka ee RIA Novosti. Ruushka oo 40 sanno ka hor Muqdisho ku lahaa adeegga diblomaasiyadeed ee ugu weyn gobolka geeska Afrika iyo halka...
Madaxtooyada Soomaaliya oo faah faahisay Ciidamada Turkiga ee imaanaya Soomaaliya iyo ujeedkooda
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay faah faahin Guud ka bixisay Ciidamo ka socda dowladda Turkiga oo dhawaan la filayo in la keeno dalka Soomaaliya iyo waxa ay dalka ka qaban doonaan. La taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa sheegay in Ciidamada ka socda dowladda Turkiga ee imaanaya dalka...
Somaliland oo ka hadashay markab ay dhawaan Xuutiyiintu weerareen
Somaliland ayaa ka hadashay markab alaab ku rogay Dekeda Berbera, oo ay weerar u gayasteen kooxaha Xuutiyiinta ee dalka Yemen. Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo waraysi siiyay Idaacada BBC Somali, ayaa sheegay in Xuutiyiintu ay markabka ku weerareen meel ka baxsan biyaha Somaliland. “Markabkaasi waxa uu ku gooshaayay calanka dowlada Singabuur, markii...
Dowladda Soomaaliya iyo QM oo Go’aan isku mid ah qaatay
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh), Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Cabdixakiim Xasan Ashkir iyo sidoo kole Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Marwo Safiya Xasan Mohamed ayaa kulan mira-dhal ah la qaatay wakiilka hey’adda Qaxootiga aduunka (UNHC) ee Soomaaliya mudane Charles Mballa. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii...









