ANKARA (Raxanreeb online) – Diblumaasiyiin sarsare oo ka kala socda Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa Talaadadii yeeshay wejigii koowaad ee wada-hadallo farsamo oo lagu xallinayo khilaaf ka dhashay heshiiskii Itoobiya iyo Soomaaliya ee Somaliland, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga. Turkiga ayaa dhexdhexaadin ka dhex waday dalalka Geeska Afrika ka dib markii uu walaac ka...
Day: February 19, 2025
Bangiga dhexe ee Puntland oo dib ufasaxay lacagta 50 dollar oo muddo an laga isticmaalin
Garoowe (Raxanreeb online) – Maamul goboleedka Puntland ayaa go’aan rasmi ah kasoo saaray isticmaalka lacagta 50 ka dollar, oon sanadihii lasoo dhaafay aan laga isticmaaleyn deegaannada maanulkaasi. Sidoo kale, isticmaalka lacagta 50 ka dollar ayaa la joojiyay kaddib markii deegaannada Puntland lagu arkay lacago la been abuuray, taas oo keentay in muddo sannado ah deegaannada...
BOSASO (Raxanreeb Online) – Security Forces CaptureDozens of ISIS Revenue Collectors
In a significant breakthrough against terrorism, Somali security forces have arrested a large number of ISIS members responsible for financing and orchestrating attacks in the coastal city of Bosaso. The operation marks a crucial step in ongoing efforts to restore peace and stability in the region. Colonel Cabdiqaadir Jaamac Dirir, Commander of the Bari Regional...
Isra’iil iyo Xamaas oo markale is dhaafsanayaa Maxaabiis
Gaza (Raxanreeb online) – Ururka Xamaas iyo Israa’iil ayaa mar kale gaaray heshiis ay isku dhaafsanayaan maxaabiis ay labada dhinac kala heestaan, waxaana durba lasii diyaariyay liisaska iyo magacyada xubnaha maxaabiista ah ay is dhaafsanayaan labada dhinac. Sidoo kale, war kasoo baxay ururka Xamaas ayey ku sheegeen in ay sii deynayaan lix Israa’iliyiin nool iyo...
Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya oo iska kaa shanaaya casriyenta dakadda Soomaaliya
Ankara (Raxanreeb online) – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka badda Soomaaliya Maxamuud Aadan Geesood ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Amb; Alper Aktaş. Sidoo kale, Labada masuul ayaa ka wada hadlay qorshayaal lagu taageerayo dib-u-dhiska iyo horumarinta dekedaha Soomaaliya, gaar ahaan kuwa oo ka soo kabanaya burburka ka dhashay dagaallada iyo xaaladaha...




