Month: February 2025

Mareykanka oo war kasoo saaray Weerarkii Daacish kusoo qaaday ciidanka Puntland
Post

Mareykanka oo war kasoo saaray Weerarkii Daacish kusoo qaaday ciidanka Puntland

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weerar dagaalyahanno katirsan kooxda Daacish maalmo kahor ku qaadeen ciidamada difaaca maamulka Puntland ee ku sugan buuraha Calmiskaad gaar ahaan togga Jaceyl. Sidoo kale, war qoraal ah oo kasoo baxay safaaradda dowladda Mareykanka ku leedahay Muqdisho ayaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka Daacish ku...

Mali: 48 ku dhimatay qod macdanta laga qodo
Post

Mali: 48 ku dhimatay qod macdanta laga qodo

Mali ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 48 qof ayaa Sabtidii shalay dhimatay, ka dib markii uu dumay god dahabka laga qodo oo aan rukhsad loo haysan, kaas oo ku yaalla galbeedka dalka Mali, sida ay saraakiisha iyo ilo maxalli ahi u sheegeen wakaaladda wararka ee Agence France-Presse (AFP). Mali waxay ka mid tahay dalalka ugu...

Mustaf Dhuxulow oo shaaciyey waxa qiimo riday Baasaboorka Soomaaliya
Post

Mustaf Dhuxulow oo shaaciyey waxa qiimo riday Baasaboorka Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya Mustaf Cali Dhuxulow, ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed ay ku safraan Baasabooro dalal kale, taasina  ay tahay dhibaato weyn oo heysta Baasaboorkeenna. Waxa uu tilmaamay in caqabadaha jira awgeed ee dhinaca helida Fiisaha ama dal ku galka ay sababtay in ganacsatada Soomaaliyeed ay...

Dad badan oo ku dhintay isbuurasho ka dhacay dalka Hindiya
Post

Dad badan oo ku dhintay isbuurasho ka dhacay dalka Hindiya

New Delhi ( Raxanreeb Online ) In ka badan 15 qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen isbuurasho xalay fiidki ka dhacday bosteejo tareenka laga raaco oo ku taalla magaalada New Delhi ee caasimadda Hindiya. Khasaaraha isbuurashada ayaa saakay oo Axad ah waxaa warbaahinta u xaqiijiyay, wasiiru-dowladaha caasimadda. Shilkan ayaa dhacay abaaro siddeedii...

Maxamuud Cali Yuusuf Xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Africa & Odinga oo laga adkaaday
Post

Maxamuud Cali Yuusuf Xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Africa & Odinga oo laga adkaaday

Addis Ababa (Raxanreeb online) – Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibeda dalka Jabuuti ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, kaddib doorasho adag oo goordhow ku soo gabagabowday Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa. Sido kale, musharaxan ku guuleystaya xilka guddoomiyaha Ururka Midowga Africa ayaa ubaahnaa kaliya 33 cod kasoo usoo gudbay...

Madaxweynihii Hore Sheekh Shariif oo ka hadlay xaaladda Suuqa Bakaaraha
Post

Madaxweynihii Hore Sheekh Shariif oo ka hadlay xaaladda Suuqa Bakaaraha

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheikh Ahmed ayaa ka hadlay xaaladda nololeed ee dadweynaha ku nool Muqdisho, gaar ahaan suuqa Bakaaraha iyo meelaha kale ee ganacsiga muhiimka ah. Sheekh Shariif ayaa sheegay in dadka ka shaqeeya suuqa Bakaaraha, suuqyada bacaadka, iyo jidka sodonka ay yihiin dad baahi weyn u qaba...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo xoojiyay xiriirka labada dal kadib markii la xaliyay xiisad diblomaasiyadeed
Post

Soomaaliya iyo Itoobiya oo xoojiyay xiriirka labada dal kadib markii la xaliyay xiisad diblomaasiyadeed

Addis Ababa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku kulmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya shir-madaxeedka caadiga ahaa ee 38-aad ee madaxda dalalka Midowga Afrika, iyagoo caddeeyay inay ka go’an tahay sii xoojinta xiriirka labada dal iyo horumarinta amniga gobolka. Kulanka ayaa yimid kadib...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay furitaanka meertada 38-aad ee Midowga Afrika
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay furitaanka meertada 38-aad ee Midowga Afrika

Addis Ababa ( Raxanreeb Online ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha dalalka Midowga Afrika, oo ka socda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxda ayaa ku howllan doorashada Guddoomiyaha Cusub ee Midowga Afrika iyo Kuxigeenkiisa, iyadoo dowladda Federaalka ay ka qaadanayso...

Hantidhowrka Guud ee dowladda Soomaaliya oo looga yeeray maxkamadda gobolka Banaadir
Post

Hantidhowrka Guud ee dowladda Soomaaliya oo looga yeeray maxkamadda gobolka Banaadir

Muqdisho ( Raxanreeb Onlilne) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u yeertay Hantidhowraha Qaranka oo lagu Eedeyey inuu doonayey in sameyn ku yeesho go,aanada garsoorka iyo faragelin ku sameeyey galalka maxkamadda. Qoraal kasoo baxay guddoomiyaha gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud, ayaa lagu amray in Axmed Ciise Guutaale oo ku eedeysan qodobada 254, 257 iyo 267 XCS, uu...

Shir looga hadlayay sidii aqoonsi heer qaran loo siin lahaa Qaxootiga oo ka furmay Muqdisho
Post

Shir looga hadlayay sidii aqoonsi heer qaran loo siin lahaa Qaxootiga oo ka furmay Muqdisho

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Axmed Xuseen Cilmi, oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlay sidii aqoonsi heer qaran ah loo siin lahaa Qaxootiga iyo dadka magangalyo doonka ah ee ku sugan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Aqoonsigaas ayaa dadka qaxootiga ah ka caawi doona sidii...