Day: June 2, 2025

Home » Archives for June 2, 2025
RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxweynaha Jabuuti
Post

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxweynaha Jabuuti

Jabuuti ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha, ayaa ka wada hadlay xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, arrimaha amniga, siyaasadda, dhaqaalaha xaaladda gobolka iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo walaalnimada labada...

Mucaaradka oo shuruud adag hordhigay ka qeyb galka gogosha uu fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh
Post

Mucaaradka oo shuruud adag hordhigay ka qeyb galka gogosha uu fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madasha sama-tabixinta Soomaaliyeed oo ay ku mideeysan yihiin xubnaha Mucaaradka dowladda qaarkood, ayaa soo dhoweeyay gogosha wadatashiga ee madaxweyne Xasan Sheekh uu ku dhawaaqay in ay qabsoomi doonto 15-ka Juun, 2025. Bayaan kasoo baxay shir ay uga tashanayeen sidii laga yeeli lahaa baaqa madaxweynaha, ayaa waxa ay soo jeediyeen sidii loogu...

Faaf faahin: Nin dab qabadsiiyay dad u doodayay la haystayaasha Yahuud ah
Post

Faaf faahin: Nin dab qabadsiiyay dad u doodayay la haystayaasha Yahuud ah

Mareykanka ( Raxanreeb Online) Lix qof ayaa ku dhaawacantay magaalada Boulder ee gobolka Colorado ee dalka Maraykanka kaddib markii dab la qabadsiiyay dad bannaan-baxa ka dhigayay halkaasi. Dadka la weeraray ayaa qabanayay dibad-bax ay kaga soo horjeedaan lahaystayaasha Israa’iil ee ku xidhan Qasa. FBI-da Maraykanka ayaa falkan ku tilmaantay mid argagixiso noqon kara. Dhacdadan ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay duqeymo laga fuliyay gobolka Bari
Post

Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay duqeymo laga fuliyay gobolka Bari

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay duqeymo xagga cirka ah oo lala beegsaday kooxda Daacish oo ka dagaalameysa deegaano katirsan gobolka Bari. Bayaan kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka oo kaashaneysa Taliska  Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, ay labo duqeyn oo cirka...