Washington (Raxanreeb Online) Madaxweyne Donald Trump ayaa haatan shaaciyay inuu dhaqan galay heshiiskii xabad joojinta.” Fadlan haa ku xad gubin”, ayuu yiri. Sida ku cad wakhtiga uu Trump, xabad joojinta la soo jeediyay waxay bilaaban lahayd xiligan la joogo. Ha yeeshee Israa’iil si cad uma aqbalin xabad joojinta la soo jeediyay, Iraanna way beenisay inay...
Day: June 24, 2025
Kulan sagootin ah oo xalay wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya loogu sameeyey Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiin kale oo Dowladda ah ayaa xalay kulan sagootin u sameeyay Mrs Kristina Svensson, oo aheyd Shantii sano ee la soo dhaafay Maamulaha Bangiga Adduunka ee xafiiska Soomaaliya (Country Manager) oo muddo xileedkeedu ku egyahay dabayaaqada bishaan. Kristina Svensson ayaa Soomaaliya loo soo magacaabay Bishii...
Sheekh Shariif oo si kulul u cambaareeyay weerarka Iran ku qaaday Qatar
Muqdisho (Raxanreeb Onlin) Madaxweynihii hore Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul u cambaareeyay gardarrada Iran ka geysatay weerarka lagu qaaday dalka walaalaha ah ee Qatar, isagoo sheegay in ay tahay ku xadgudub cad oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah iyo madaxbannaanida dalalka. Wuxuu sheegay in weerarkan uu yahay mid aan la aqbali...
DF Somalia oo si kulul uga hadashay weerarkii Iiran ay ku qaaday Qatar
Muqdisho (Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii Dowladda Iran ay ku qaaday Dowladda Qatar. Dowladda Soomaaliya ayaa falkaas ku sifeysay mid si cad ugu xad-gudbay qawaaniinta caalamiga ah, isla markaana khatar weyn ku ah nabadda iyo xasilloonida gobolka. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay...



