Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Qaar ka mid ah darawallada gaadiidka dadweynaha ee u kala goosha Addis Ababa iyo Goojaam islamarkaana isticmaala waddada Feche ilaa Goha Tsion ayaa ka dayrinaya isticmaalka waddadaasi. Waxa ka mid ah darawal magiciisa ku sheegay Taariqen oo goobtan ku sifeeyay ‘aagga dhimashada’. Waxa uu sheegay markii loo xilsaaray in uu...
Month: June 2025
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka qeyb galay golaha aqalka sare ee dowladda Ruushka
Moscow ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ku sugan magaalada Moscow ee dalka Ruushka, ayaa maanta ka qayb galay kulanka guud 591-aad ee golaha Federaalka (Aqalka Sare) ee dowladda Ruuska. Guddoomiyaha oo khudbad ka jeediyey kulanka ayuu kaga hadlay adkaynta labada Baarlamaan, isagoo si kooban...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay hoggaanka Ururada siyaasadda
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan wadatashi ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadeed ee isu diiwaangeliyey doorashada, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya geeddi-socodka dimuqraadiyeynta dalka. Kulankan oo diiradda lagu saaray hirgelinta doorashada qof iyo cod, ayaa Madaxweynaha waxa uu uga warbixiyey dadaallada baaxadda leh ee 20-kii...
Khilaaf cusub oo ka dhex qarxay Trump iyo Elon Musk
Washington ( Raxanreeb Online) Maalqabeenka Maraykanka ah ee Elon Musk ayaa cambaareeyay saxeexa madaxweyne Trump ee nidaamka cashuuraha oo u uku tilmaamay in uu yahay wax laga yaqyaqsado. Aqalka Wakiillada bishii hore ayaa waxaa ansixiyay miisaaniyadda cashuur goynta oo gaadhaysa trillion Doollar iyo kharashaad badan oo ku baxaya difaaca yo weliba nidaamyo dawladda Maraykanka u...
In ka badan 35 xubnoo oo katirsan Daacish oo lagu dilay howlgal ka dhacay Puntland
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helay howlgal qorsheysan oo ciidamada daraawiishta Puntland ay ka sameyeen inta u dhaxeeysa deegaanada kala ah Miraale iyo Baalade ee gobolka Bari. Howgalka oo qaatay saacado badan, ayaa lagu dilay in ka badan 35 xubnood oo katirsanaa kooxda Daacish, kuwaasi oo la sheegay in ciidamu ay...
MW Xasan Sheekh oo kulamo hordhac ah u ah gogosha la qaatay…
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan madaxtooyada Qaranka kula qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka Soomaaliyeed. Kulankan ayaa ah horudhac gogol-xaar u ah madasha wadatashiga qaran ee uu Madaxweynaha ku baaqay in la qabto 15-ka Juun 2025. Madaxweynaha ayaa kulanka ka sheegay in ay lama huraan tahay in...
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo kormeeray xafiisyada kala duwan ee dowladda hoose ee Xamar
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasa Maxamed Xuseen ( Muungaab) ayaa lagu soo dhaweeyay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, asigoona kulan la qaatay Guddoomiyaha Xafiiska sii baneenaya Maxamed Axmed Amiir. Guddoomiye Muungaab, ayaa inta uu ku sugnaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu booqday Xafiisyada...
AUSSOM oo beenisay in diyaarad helicopter ah looga riday Xawaadley
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa xaqiijiyay in Ciidamadii Burundi ee ku sugnaa saldhigga hore ee Xawaadley, oo ku yaalla waqooyi-bari Caasimadda Muqdisho, si nabad ah loo soo daad gureeyay sababo la xiriira fatahaad culus oo ka dhacday deegaanka. “Intii lagu guda jiray daad guraynta Isniintii, mid...
Shir looga hadlayo maareynta hubka iyo ka hortaga qaraxyada oo ka furmay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Shir soconaya muddo labo cisho ah oo looga hadlayo maareynta hubka, rasaasta iyo ka hortagga qaraxyada macmalka ah ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay hay’adaha ammaanka heer federaal iyo kuwa mamulada dalka ka jira, sidoo kale shirka waxaa qayb ka ah hay’adaha caalamiga ah ee...
RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxweynaha Jabuuti
Jabuuti ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha, ayaa ka wada hadlay xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, arrimaha amniga, siyaasadda, dhaqaalaha xaaladda gobolka iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo walaalnimada labada...









