New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa manta u safray magaalada New York, halkaasi uu kaga qeyb gali doono shirka golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Berri furmi doona. Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeedin doono fadhiga golaha Qaramada Midoobay, isaga oo sidoo kale ka qeyb gali doona kulamada doodaha ee kulanka....
Day: September 21, 2026
Home » Archives for September 21, 2026
Post
September 21, 2026September 21, 2026Warar
Mareykanka oo Shiinaha kala hadlay tallaabo ay khubaro badan ka digeen
New York ( Raxanreeb Online) Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka, Scott Bessent, ayaa sheegay in Shiinaha iyo Mareykanka ay ka wada hadleen qorshe lagu dhisayo nidaam digniin-wadaag ah oo ku saabsan sirdoonka macmalka ah (AI). Bessent ayaa sheegay in sida uu dhigayo qorshahan, labada dal ay midba midka kale ogeysiin karaan marka ay dhacaan arrimo ama shilal...
Post
September 21, 2026September 21, 2026Warar
ONLF oo qeyb ka noqotay isbaheysiga ka dhanka ah Xukuumadda Abiy Axmed
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Kooxda hubaysan ee ka dagaallanta Itoobiya ayaa ku dhawaaqay sameynta isbahaysi cusub oo lagu magacaabo Alliance for Survival (Isbahaysiga Badbaadada), kaas oo ujeeddadiisu tahay in xukunka laga tuuro dowladda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, lana dhiso maamul ku-meel-gaar ah oo loo dhan yahay. Isbahaysiga waxaa ku mideysan Amhara FANO, Oromo (OLA),...


