Nin Mas’uul ah oo lagu dilay Magaalada Boosaaso

Nin Mas’uul ah oo lagu dilay Magaalada Boosaaso

Sadex nin oo hubaysan ayaa guriga uu ka dageanaa Boosaaso ku hor toogtay gudoomiye kuxigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika Boosaaso Khaalid Cali Khaalid.

Wali laamaha booliiska boosaaso faaahfaahin kama bixin dilka iyo cida geystay.

Alle ah unaxariistee Khaalid ayaa mudo ahaa macalin kumaan kaadir oo ardaya ka heleen aqoon waxana uu ahaa dadka sida wayn cilmiga sare jaamacada u faafiya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.