MOGADISHU — Somalia’s Federal Government on Monday publicly displayed a large cache of weapons and ammunition allegedly recovered from the Elite Hotel in Mogadishu, a property said to be owned by former Minister of Internal Security Abdullahi Mohamed Nur. The weapons were presented by the Somali Police Force following a security operation conducted over the...
Day: June 8, 2026
Milkiilaha hotel Elite oo ku dhawaaqay go’aan ka dhan ah dowladda…
Muqdisho ( Raxamreeb Online) Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur, oo ah milkiilaha Elite Hotel, ayaa ka hadlay hubka ay galabta laamaha amniga ku soo bandhigeen hotelkiisa, waxa uuna sharaxaad ka bixiyay in habka ay dowladda ula shaqan tahay in ay tahay mid aad loogu xumaado, laguna sumcad dilayo goobtiisa ganacsi. Wasiirka ayaa...
What Is the Latest on Turkey’s Mediation Between Somalia’s Government and the Opposition?
MOGADISHU— Turkey has launched an intensive high-level mediation initiative between Somalia’s Federal Government and opposition leaders in an effort to defuse mounting political tensions linked to the country’s electoral process and broader constitutional disagreements. Senior Turkish officials are currently holding a series of discreet consultations with both sides in Mogadishu, according to multiple sources familiar...
Dowladda oo hub fara badan ku soo bandhigtay hotel Elite
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa Goordhaweyd Hotel Elite ee Muqdisho, ku soo bandhigtay hub fara badan oo ay sheegtay inuu lee yahay wasiirkii hore ee amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ah mikiilaha hotelka. Hubkan ayaa waxaa soo bandhigay taliska booliska Soomaaliya, oo waday howlgal 24 saac ee lasoo dhaafay, kuwaasi oo sheegay...
Tahriibayaal badan oo ku dhintay Badda u dhaxeeysa Libiya iyo Talyaaniga
Malta ( Raxanreeb Online) Sida ay baahisay warbaahinta Aljazeera in ka badan 10 qof oo tahriibayaal ah ayaa geeriyooday kaddib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay xeebaha dalka Talyaaniga. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan 10 qof ee geeriyootay laga helay meydadkooda xeebaha dalka Talyaaniga, kaddib markii ay doonni kula qallibantay meel...
Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay iskaashiga difaaca labada dal
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay safiirada Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa xubnaha waxa ay diiradda ku sareen xoojinta xiriirka qotoda dheer eek a dhaxeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada difaaca, tababarada ciidamada iyo taageerada dhismaha hay’adaha amniga Qaranka. Labada...
Iran oo sheegtay in weerar aargoosi ku qaaday warshad Kiimikaad ee Haifa
Tehran ( Raxanreeb Online) Ciidamada ilaalada Kacaanka Iran ee (IRGC) ayaa sheegay inay gantaallo ku weerartay warshad batrokiimiko oo ku taalla magaalada Haifa ee waqooyiga Israa’iil, sida lagu sheegay bayaan ay baahisay wakaaladda wararka Tasnim News Agency. Tasnim ayaa soo xigatay IRGC oo sheegtay in weerarradani ay jawaab u yihiin weerar hore oo Israa’iil ku...
Madaxweynaha Somaliland oo ku wajahan magaalada Talaabiib iyo sababta…
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Sida wararka ay sheegayaan madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa la filaya in maalmaha soo socda uu u safro magaalada Talaabiib ee caasimada Israa’iil. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in sababta uu Cirro, u tagayo Israa’iil in ay tahay ka qey-galkan furitaanka safaaradda Somaliland ay ku yeelaneyso magaalada...
Puntland oo sheegtay in ay tallaabo ka qaadeyso ciidanka ku dhawaaqay in ay la shaqeeyaan dowladda Federaalka
Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxda maamul goboleedka Puntland, ayaa sheegay in qorshaha ay dowladda federaalka ciidamo ugu dhistay deegaanada Puntland ay tahay mid khalad ah kana hortagi doonaan. Hadalkan waxaa sheegay wasiir ku-xigeenka wasaaradda amniga Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax, ayaa tilmaamay in ay la socdaan ciidamada lasoo bandhigay ee sheegay in ay kazoo jeedaan deegaanada...
Puntland Rejects Parallel Security Forces Amid Rising Tensions With Mogadishu
Puntland State authorities have issued a stern warning against military personnel and officers who recently announced their cooperation with Somalia’s Federal Government, signalling a further escalation in tensions between Garowe and Mogadishu over security and military authority. The administration of Puntland President Said Abdullahi Deni stated that it would not permit the existence of parallel...








