Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Isniinta maanta ah si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe ee Gobolka Banaadir, iyadoo sanadkan ay imtixaanka u fariisteen in ka badan 46,000 oo arday. Imtixaanka oo lagu galayo 125 xarumood oo ku kala...
Day: June 15, 2026
Ciidanka Danab oo sheegay in ay dileen 14 katirsan kooxda AS
Shabeellaha Hoose ( Raxanreeb Online) Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad katirsan Al-shabaab ka fuliyay degmada Kurtunwaarey ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa lla sheegay in lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab. Intii uu socday howlgalka, waxaana la tilmaamay in lagu dilay 14...
Puntland oo madaxweyne Xasan ku eedeeysay in uu abuuray burcad badeed hubeysan oo weerara Maraakiibta
Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa ku eedeysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud abuurida burcad Badeed hubeysan oo weeraro ku qaaday gaadiid badeed isticmaalaya biyaha caalamiga ah iyo Xeebaha Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland oo ka hadlayay furitaanka kalfadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland, ayaa sheegay in ay Xasan Sheekh uu Soomaali kala diray, laguna xadgudbay oo laburburiyey...


