The Somali Police Command has announced the conclusion of the first phase of a security operation carried out in the Howlwadaag district of the Banaadir region, specifically targeting a residence where several political figures, including former Prime Minister Hassan Ali Khaire, were reportedly present. Speaking to the media, the Commander of the Banaadir Regional Police...
Day: June 4, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo farriin u diray guddoomiyaha wakiilada KG iyo ku-xigeenadiisa ee lagu doortay Baydhabo
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, Ku-xigeenkiisa Koowaad, Aadan Xasan Maxamed (Usaama), iyo Ku-xigeenkiisa Labaad Marwo Shamso Maxamed Yarow, kuwaasi oo maanta lagu doortay magaalada Baydhabo. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mas’uuliyiinta cusub kula...
Wararkii ugu dambeeyey dagaladii xalay ilaa iyo saakay ka socday Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helay dagaal in ka badan 17 saac ka socday xaafado katirsan degmooyinka Howlwadaag iyo Cabdicasiis ee gobolka Banaadir oo ay deggan yihiin siyaasiyiin mucaaradka qaarkood. Ciidanka dowladda ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday xaafada Barmuudo ee degmada Howlwadaag, oo ah hoyga uu deggan yahay Xildhibaan...


