Muqdsiho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Cabdullaahi Binu Salem Al Nuaimi. Danjiraha ayaa ugu horeyn u hambaliyeeyey Madaxweynaha la doortay Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Madoobe isagoo u rajeeyay guul...
Day: June 18, 2026
Lubnaan oo duqeymo culus ku socdaan
Beyruud ( Raxanreeb Online) Rabshadaha ayaa kasii socda Lubnaan inkasta oo ay jirto heshiis is-fahan ah oo u dhaxeeya Maraykanka iyo Iiraan oo dalbaya in la dhameeyo dhammaan colaadaha ka jira dhinacyada oo dhan. Saddex qof ayaa dhintay kadib markii Israa’iil ay beegsatay magaalooyinka Kfar Tebnit iyo Zebdin, sida ay baahisay wakaalada wararka qaranka ee...
Sacuudiga oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta madax-bannaanida Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Axmed Bin Maxammed Al-Muwalad, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada...
Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee Soomaaliya ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa yeeshay ayaa ka hadlay qodobo kala duwan. Kulanka Golaha oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno muhiim ah oo ku saabsan qaban-qaabadda maalmaha xorriyadda iyo midoowga, iyo warbixin ku saabsan...
Sacdiyo Bajaaj oo sheegtay in xabsiga lagu jirdilay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xabsiga dhexe ee Xamar, waxaa muddo ka badan 2 bil ah ku xiran Sacdiyo Macalin Cali ( Sacdiyo Bajaaj), oo kamid ah gabdhaha ku shaqeysta Mooto Bajaajta magaalada Muqdisho. Sacdiyo Bajaaj, ayaa dhowr mar kasoo muuqatay banaanbax ay dhigayeen dhallinyarada Moota Bajaajleyda, oo ay dowladda uga dalbanayeen in ganacsatada ay kula...
Midowga Afrika oo ka hadlay heshiiska ay gaareen Maraykanka iyo Iran
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU) Maxamed Cali Yuusuf, ayaa soo dhoweeyay heshiis nabadeed oo la sheegay inuu u dhexeeyo Maraykanka iyo Iran, isagoo sheegay in ay tahay tallaabo muhiim ah oo lagu yareynayo xiisadda Bariga Dhexe iyo lagu xoojinayo nabadda iyo xasilloonida. “heshiiskani wuxuu muujinayaa muhiimadda wadahadalka iyo diblomaasiyadda. Waxa...
IGAD oo war kasoo saartay faragelinta Israa’iil ay ku heyso Soomaaliya
Nairobi ( Raxanreeb Online_ Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD, ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo la raacayo Heshiiska IGAD, Axdiga Midowga Afrika, iyo Axdiga Qaramada Midoobay. “IGAD waxay ogaatay warar ku saabsan furitaanka safaarad ay sheegtay in Gobollada Waqooyi ay ku...






