Day: June 17, 2026

Home » Archives for June 17, 2026
Duqa Muqdisho oo soo saaray xeer cusub iyo maareeynta Qashinka iyo Lo’da waddooyinka
Post

Duqa Muqdisho oo soo saaray xeer cusub iyo maareeynta Qashinka iyo Lo’da waddooyinka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah qalinka ugu duugay Xeerka Nadaafadda Gobolka Banaadir, kaas oo noqonaya xeerkii ugu horreeyay ee si gaar ah loogu nidaaminayo arrimaha nadaafadda, maaraynta qashinka iyo ilaalinta deegaanka ee caasimadda Muqdisho. Guddoomiye Muungaab, ayaa sheegay...

RW ku-xigeenka dalka oo cadeeyey muhiimada ay lee dahay ilaalinta badaha…
Post

RW ku-xigeenka dalka oo cadeeyey muhiimada ay lee dahay ilaalinta badaha…

Mombasa ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean Conference (OOC11), oo ka furmay magaalada Mombasa. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in baddu ay laf-dhabar u tahay dhaqaalaha iyo mustaqbalka Soomaaliya, isagoo adkeeyay muhiimadda iskaashiga caalamiga ah ee ilaalinta badaha...

Gabadhaha xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda dalka Sudan
Post

Gabadhaha xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda dalka Sudan

Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee da’doodu ka hooseyso 17-jirada ayaa guul taariikhi ah ka gaaray dhiggooda dalka Sudan, kadib markii ay 8-2 ku garaaceen kulan ka tirsanaa tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika CECAFA ee ka socda magaalada Dar es Salaam ee wadanka Tanzania. Guushan ayaa bog cusub u furtay taariikhda kubadda cagta haweenka Soomaaliyeed, maadaama...

Somaliland Denies Reports of Israeli Military Presence and Base Talks
Post

Somaliland Denies Reports of Israeli Military Presence and Base Talks

Somaliland’s Defence Minister, Mohamed Yusuf Ali, has denied reports that Israel has a military presence in Somaliland or that talks are under way over the establishment of an Israeli military base in the territory. Speaking to Reuters on Wednesday while attending a business conference in Tel Aviv, Ali said Israel provides training to Somaliland’s military...

Burcad badeed hubeysan oo xeebaha Puntland ku weeraray Maraakiib ganacsi
Post

Burcad badeed hubeysan oo xeebaha Puntland ku weeraray Maraakiib ganacsi

Boosaaso (Raxanreeb Online) Kooxo burcadbadeed ah ayaa lasoo warinaya in labo markab oo ganacsi ku weeraray marin-biyoodka Gacanka Cadmeed iyo xeebaha Bari ee Puntland, kuwaas oo ugu dambeyn ka badbaaday isku dayo lagu doonayay in lagu qafaasho. Markabka xamuulka qaada ee Greta Star oo wata calanka Panama ayaa la sheegay in 15-kii bishan Juun ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilkii ka qaaday taliyihii amniga ka dhigay Muqdisho
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilkii ka qaaday taliyihii amniga ka dhigay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilkii ka qaaday taliyihii guutada 23-aad ee ciidanka Boolis militaariyo Gaashaanle Aadan Jeele. Sida ay sheegayaan wararka soo baxaya taliye Aadan Jeele, ayaa la tilmaamay inuu diiday inuu ka qeyb galo howlgalkii lagu weeraray xubnaha mucaaradka ee dowladda. Aadan Jeele, ayaa la tilmaamay in lagu...

Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay shir muhiim ah oo ka dhacay Libiya
Post

Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay shir muhiim ah oo ka dhacay Libiya

Benghazi ( Raxanreeb Online) Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika oo ka dhacay magaalada Benghazi ee dalka Libiya. Shirkan oo halku dhiggiisu ahaa “Aragtida Mustaqbalka ee xiriirka Aasiya iyo Afrika” ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada qaaradood, kaalinta Baarlamaannada...

Iran oo hanjabaad culus u dirtay Israa’iil
Post

Iran oo hanjabaad culus u dirtay Israa’iil

Tehran ( Raxanreeb Online) Iran ayaa uga digtay Israa’iil inay joojiso weerarrada ay ku heyso koonfurta Lubnaan, haddii kale ay la kulmi doonto wax ay ku tilmaantay jawaab adag. Xarunta dhexe ee militariga Iran ayaa sheegtay, in Israa’iil ay jabisay xabbad-joojinta afar iyo siddeetan jeer labadii maalmood ee la soo dhaafay. Warbaahinta dowladda Lubnaan ayaa...