Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa ka hadlay dagaalkii galabta ka dhacay Muqdisho, isaga oo sheegay in lasoo weeraray asiga iyo Ugaaska Beesha Mursade. Kheyre ayaa tilmaamay in weerarkaasi uu ahaa isku day lagu doonayay in lagu dilo isaga iyo Ugaas Cabdirisaaq. “Waxaa annaga oo shir kula jirna...
Day: June 3, 2026
Maamulka Gobolka oo soo saaray go’aamo culus oo ku aadan banaanbaxa mucaaradka ee Berri.
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Kulan saacado badan qaatay oo xarunta dowladda hoos ee Xamar ku dhex-maray guddoomiyaha gobolka Banaadir, ku-xigeenadiisa iyo saraakiisha kala duwan ee ciidanka Booliska gobolka Banaadir, ayaa waxaa laga soo saaro qodobo culus oo ku saabsan amniga caasimada iyo banaanbaxa mucaaradka ay ku qabanayaan Muqdisho. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Carab, ayaa...
Ergo ka socota Villa Somalia oo kulan la leh madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa goordhaw guriga uu xaafada Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis, ka deggan yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, gaaray Ergo ka socota Villa Somalia, kuwaasi oo halkaasi u tagay in ay wadahadal la yeeshaan Madaxweyne Shariif. Ergadan oo isugu jirta xildhibaano katirsan labda ee Baarlamaanka, Ugaasyo iyo mas’uuliyiin kale ayaa...
Dowladda oo cadeeysay mowqifkeeda ku aadan banaanbaxa mucaaradka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xaalada magaalada Muqdisho, ayaa saakay ah mid kacsan iyada oo dowladda federaalka ay ciidamo badan dhoobtay waddooyinka muhiimka ah ee magaalada. Si lamid ah mucaaradka ayaa dhankooda wada dhaq-dhaqaaq ciidan oo xooggan, waxaana socda abaabulkii ugu dambeeyay ee banaanbaxa ay mucaaradka berri ay iclaamiyeen. Geesta kale guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda...
Tensions Boil Over in Mogadishu as Rival Forces Prepare for June 6 Showdown
MOGADISHU – Political tensions are escalating in Somalia’s capital, Mogadishu, as the Federal Government and opposition leaders intensify security and political activities ahead of demonstrations scheduled for 6 June. Reports from the capital indicate that several senior opposition figures have established temporary bases in various districts across the Banadir region, where they are reportedly coordinating...




