Day: June 9, 2026

Home » Archives for June 9, 2026
Maxey kawada hadleyn wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Pakistan ?
Post

Maxey kawada hadleyn wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Pakistan ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Senator Mohammad Ishaq Dar, si ay uga wada hadlaan dadaallada socda ee lagu xaqiijinayo sii deynta muwaadiniinta Pakistan ee saaran markabka MT Honour 25. Wasiir...

Somali Opposition, International Partners Hold Urgent Talks on Election Crisis
Post

Somali Opposition, International Partners Hold Urgent Talks on Election Crisis

MOGADISHU— Senior Somali opposition figures held a closed-door meeting with representatives of the international community amid growing political tensions over the country’s electoral process, sources familiar with the discussions said. The meeting focused on the deepening political and security crisis linked to ongoing disputes surrounding Somalia’s election framework, which have fueled heightened tensions and recent...

Guddiga doorashooyinka oo ka jawaabay cabashooyinka kasoo yeeray musharraxiinta Koonfur Galbeed
Post

Guddiga doorashooyinka oo ka jawaabay cabashooyinka kasoo yeeray musharraxiinta Koonfur Galbeed

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay uga jawabayaan cabashooyin kasoo yeeray musharrixiinta u tartamaya doorashada hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Guddiga ayaa xusay in xarunta ay doorashada ka dhaceyso amnigeeda ay mas’uul ka tahay GMDQS, isla markaana loo diyaariyay ciidamo gaar ah oo ka madax-bannaan dhammaan...

Maxey kawada hadleyn Axmed Madoobe iyo safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ?
Post

Maxey kawada hadleyn Axmed Madoobe iyo safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ?

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Jubaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe) ayaa maanta qaabilay Ku-simaha Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Justin Davis iyo Wafdi uu hogaaminayo. Kulanka ayaa la sheegay in looga hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo xaalada siyasadeed ee dalka Qoraal kooban oo kasoo baxay madaxtooyada Jubbaland, ayaa lagu sheegay in dhinacyadu ay...

Puntland oo xabsiga dhigtay askar ka cabaneysay mushaar la’aan
Post

Puntland oo xabsiga dhigtay askar ka cabaneysay mushaar la’aan

Garoowe ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Caasimada maamulka Puntland, ayaa ku waramaya in Puntland ay xirtay in ka badan 20 askari oo maalmo ka hor sameeyey gadood ay uga cabanayaan mushaar la’aan. Qoraal kazoo baxay laamaha amniga ee gobolka Nugaal, ayaa lagu sheegay in sababta loo xiray 20-ka askari ay...

Wasaaradda ciyaaraha oo war culus kasoo saartay is hor-istaagii uu Mareykanka ku sameeyey Garsoore Cumar Cartan
Post

Wasaaradda ciyaaraha oo war culus kasoo saartay is hor-istaagii uu Mareykanka ku sameeyey Garsoore Cumar Cartan

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si weyn uga xun tahay duruufihii sababay in garsooraha Soomaaliyeed ee caalamiga ah, Cumar Cartan, uu ka baaqdo ka qeybgalka tartanka kubadda cagta ee caalamiga ah ee hadda ka socda Dalalka Mareykanka, Canada, iyo Mexico. “Kadib markii la ogaaday...

Tensions Rise Ahead of South West State Presidential Election in Baidoa
Post

Tensions Rise Ahead of South West State Presidential Election in Baidoa

BAIDOA — Political tensions are mounting in Baidoa as the race for the presidency of Somalia’s South West State enters a decisive stage ahead of the scheduled election on the 10th of this month. The contest has narrowed to three key candidates — Aden Madobe, Sharif Hassan Sheikh Aden, and Dr. Abdi Aziz Jawari —...

Mareykanka oo ka hadlay sababta Gasoore Cumar Cartan loogu diiday inuu galo dalkaasi
Post

Mareykanka oo ka hadlay sababta Gasoore Cumar Cartan loogu diiday inuu galo dalkaasi

Miami ( Raxanreeb Online) Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa seegaya ka qaybgalka Koobka Adduunka ee sanadkan kadib markii loo diiday gelitaanka Maraykanka, sida ay xaqiijisay FIFA. Cumar Cabdiqaadir Cartan oo sanadkii 2025 loo aqoonsaday garsooraha ugu wanaagsan Afrika ee ragga, ayaa ka mid ahaa garsoorayaasha loo xushay inay dhex dhexaadiyaan ciyaaraha Koobka Adduunka ee...