Day: June 11, 2026

Home » Archives for June 11, 2026
Garsoore Cumar Cartan oo loo xushay inuu dhex-dhexaadiyo kulan dhexmari doono PSG iyo Aston Villa
Post

Garsoore Cumar Cartan oo loo xushay inuu dhex-dhexaadiyo kulan dhexmari doono PSG iyo Aston Villa

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa loo magacaabay inuu dhex dhexaadiyo ciyaarta kama dambeysta ah ee UEFA Super Cup 2026, kaddib markii loo diiday fursad uu kaga qayb geli lahaa Koobka Adduunka FIFA sababo la xiriira in loo diiday gelitaanka Mareykanka. UEFA ayaa manta shaacisay in 34-jirkan uu hagi doono ciyaarta furitaanka xilli-ciyaareedka ee koobka...

Aadan Madoobe oo 24 saac gudaheed kula wareegay xilka hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed
Post

Aadan Madoobe oo 24 saac gudaheed kula wareegay xilka hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kadib munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo. Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xilka kala wareegay Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo muddooyinkii la soo...

Hooyo dhashay 11 caruur ah oo Ninkeeda ku gubay Muqdisho
Post

Hooyo dhashay 11 caruur ah oo Ninkeeda ku gubay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya fal naxdin leh oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir, kaasi oo ah in Nin uu xaaskiisa ku gubay degmadaasi. Falkan naxdinta leh ayaa waxa uu si gaar ah uga dhacay Xaafada Suuqa Xoolaha, waxaa la tilmaamay in haweeney da’ah uu...

Maxey tahay ujeedka uu madaxweyne Xasan Sheekh u tagay magaalada Jowhar ?
Post

Maxey tahay ujeedka uu madaxweyne Xasan Sheekh u tagay magaalada Jowhar ?

Jowhar ( Raxanreeb Online) Wefdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa gaaray magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hir-shabeelle. Wefdiga madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere, ku soo dhoweeyay madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Guudlaawe, mas’uuliyiin katirsan goleyaasha heer federaalka iyo heer dowlad goboleed iyo shacab badan. Safarka madaxweynaha ee Jowhar, ayaa ujeedkiisu yahay...

Faah faahin: duqeyn culus oo ka dhacday duleedka magaalada Baydhabo
Post

Faah faahin: duqeyn culus oo ka dhacday duleedka magaalada Baydhabo

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya weerar duqeymo ah oo xalay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo, kaasi oo lala beegsaday maleeshiyaad katirsan kooxda Al-shabaab. Duqeynta ayaa la sheegay in ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka ee dowladda Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga, waxaana la tilmaamay in lala eegtay xubno katirsan Al-shabaab oo dhaq-dhaqaaqyo kawaday...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Iran iyo Mareykanka oo xoogeystay
Post

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Iran iyo Mareykanka oo xoogeystay

Tehran ( Raxanreeb Online) Mareykanka iyo Iran ayaa duqeymo isku weydaarsaday bariga dhexe maalin labaad oo xiriir ah, taasoo sii xumaynaysa xabad joojintii awalba ruxneyd ee ay labada dal ku heshiiyeen bishii April. Taliska dhexe ee Mareykanka (Centcom) ayaa sheegay in ay soo afjareen mowjado “weerar ah oo is-difaac ah” oo lagu bartilmaameedsaday xarumaha militariga,...