Day: June 14, 2026

Home » Archives for June 14, 2026
Jubbaland oo soo bandhigtay ciidamo cusub
Post

Jubbaland oo soo bandhigtay ciidamo cusub

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar usoo xiray Ururka Gaarka ah ee Duufaan ee Ciidamada Darawiishta Jubaland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in casharrada kala duwan ee ay qaateen, gaar ahaan la dhaqanka bulshada, loo baahan yahay in laga dareemo deegaannada cadowga ay ka xoreynayaan maalmaha soo socda. Wuxuu...

Shir looga hadlay sidii ciidanka xoogga ula wareegi la hayeen Mas’uuliyada amniga kaddib bixi-taanka AUSSOM oo ka dhacay Muqdisho
Post

Shir looga hadlay sidii ciidanka xoogga ula wareegi la hayeen Mas’uuliyada amniga kaddib bixi-taanka AUSSOM oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay arrimo muhiim ah oo la xiriira dardargelinta howlgalada, horumarinta iyo dib-u-habeynta Ciidanka xooggaiyo u diyaargarowga la wareegidda masuuliyadda amniga qaranka ee lagala wareegayo Ciidamada Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Shirka ayaa diiradda...

Taliyihii ciidanka badbaadada koonfur galbeed oo loo magacaabay taliyaha madaxtooyada KGS
Post

Taliyihii ciidanka badbaadada koonfur galbeed oo loo magacaabay taliyaha madaxtooyada KGS

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha cusub ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur, ayaa magacaabay taliyaha KMG ah ee ilaalada madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed. Warqad kazoo baxday xafiiska Aadan Madoobe, ayaa Gaashaanle Cabdiraxmaan Nishow Cali oo ahaa taliyihii ciidanka badbaadada ciidanka Koonfur Galbeed. Cabdiraxmaan Nishow, ayaa ka mid ahaa saraakiishii hoggaamineysay ciidanka Federaalka...

Maxey tahay halka arrin uu madaxweyne Xasan Sheekh ku difaacay Turkiga ?
Post

Maxey tahay halka arrin uu madaxweyne Xasan Sheekh ku difaacay Turkiga ?

Muqdisho ( Raxanreeb Onlie) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay sababta ay dowladda Turkiga ugu doorteen howlaha Sahminta Shidaalka dalka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay soo dhoweyneyso cid walba oo diyaar u ah maalgashiga Kheyraadka dalka. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in iyada oo ay ogtahay dowladda Soomaaliya in ay jiraan Shirkaddo waa...

Ciidanka Gumeystaha oo duqeyn culus ka geystay Lubnaan
Post

Ciidanka Gumeystaha oo duqeyn culus ka geystay Lubnaan

Lubnaan ayaa sheegtay in Israa’iil ay maanta duqeymo cirka ah ka geysatay dhowr goobood oo ku yaalla koonfurta dalkaas, kaddib markii milateriga Israa’iil ay soo saareen digniin ku aaddan ka bixitaanka magaalada Nabatieh iyo in ka badan 20 deegaan oo kale oo ku yaalla koonfurta Lubnaan. Wakaalada wararka ee Lubnaan ayaa ku warantay in duqeymo...