Baydhabo ( Raxanreeb Online) Sida ay sheegayaan wararka anu ka heleyno gobolka Baay, waxaa duleedka magaalada Baydhabo ka socda dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay wadaan wasiirro iyo saraakiil ciidan oo taageersan hoggaamiyihii hore ee koonfur galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen. Ciidamadan dhaq-dhaqaaqa wada ayaa la tilmaamay inuu ku jiro wasiirkii hore warfaafinta maamulkii Lafta-gareen Ilyaas Cali Nuur, kaasi...
Day: June 16, 2026
Shilal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Balcad
Balcad ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya shir gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo goordhaweyd ka dhacay wadada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Goob jogayaal ayaa sheegay in shilka uu yimid kaddib markii gaariga Surf ah oo si xooli ah ku socday uu ku dhacay mooto...
Somalia Warns Against Israel-Somaliland Engagement
Mogadishu — The Federal Government of Somalia has expressed strong concern over reported engagement between Israel and Somaliland, warning that any direct contact with the self-declared region outside the authority of Mogadishu violates Somalia’s sovereignty and territorial integrity. In a statement, the Ministry of Foreign Affairs said the Federal Republic of Somalia remains the only...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay qaadeyso talaabo ay kaga hortageyso xiriirka Israa’iil iyo Somaliland
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay xiriirka sii xogeysanaya ee u dhaxeeya Somaliland iyo Isra’iil iyo booqashada uu madaxweyne Cirro ku joogo Israa’iil. Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka dhawaajisay sida ay walaaca uga qabto wararka sheegaya in maamulka Israa’iil uu xiriir la sameynayo...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo maanta soo gaaray Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safarkoodii ugu horreeyey tan iyo markii loo doortay hoggaaminta Dowladda Koonfur Galbeed ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka. Wafdiga Hoggaamiyaha ayaa si diirran loogu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay ku...
Diyaarad burburtay oo galaafatay nolosha dadkii saarnaa
Boeging ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan siddeed qof, oo ay ku jiraan laba shaqaale oo ka tirsan shirkadda Boeing, ayaa dhintay ka dib markii diyaarad nooca B-52 ah oo ay leedyihiin Ciidanka Cirka ee Mareykankaay burburaykadib markii ay ka duushay Saldhigga Ciidanka Cirka ee Edwards ee koonfurta gobolka California. Shilkan ayaa dhacay 11:20 waqtiga maxalliga...





