Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo maanta ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Baydhabo. Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu bogaadiyey tallaabada ay muujiyeen Xildhibaannada, Guddoonka iyo musharraxiinta Madaxtinimada ee ku loollamay doorashooyinkii ka dhacay...
Day: June 10, 2026
Aadan Madobe Wins South West Presidency Amid Allegations of Election Interference
BAIDOA— Aadan Mohamed Noor Madobe was elected President of South West State on Wednesday following a vote held in the regional capital, Baidoa. According to official results announced after the ballot, Aadan Madobe secured 88 votes, while the only remaining rival candidate received one vote. One ballot was declared invalid. All 90 members of the...
Dowladda oo gaadiid dagaal ku jartay xaafada mucaaradka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa ku waramaya in dowladda Federaalka Soomaaliya, ay ciidamo badan geeysay xaafadaha ay deggan yihiin xubnaha mucaaradka. Ilo wareedyo ayaa inoo sheegay in gaadiidka dagaal gaar ahaan kuwa hay’adda Nabad Sugida Qaranka, lagu arkayo inta u dhaxeysa hotel Jaziira iyo Isgooyska km4 oo ay deggan...
Aadan Madoobe oo loo doortay hoggaamiyaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Axmed Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe, ayaa ku soo baxay doorasho goordhaw ku soo idlaatay magaalada Baydhabo, isaga oo si ramsi ah loogu doortay hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Aadan Madoobe ayaa ku soo baxay codad aqlabiyad leh, waxa uuna helay 89 cod, halka musharaxa la tartamayay uu helay 1 cod,...
Somali Referee Omar Artan Returns Home After U.S. Blocks World Cup Entry
MOGADISHU— Somali referee Omar Abdulkadir Artan returned to Mogadishu on Wednesday after missing the opportunity to participate in the FIFA World Cup following restrictions that prevented him from entering the United States, despite reportedly holding a valid visa for the tournament. Artan had been expected to make history as the first Somali referee to officiate...
Maxey tahay qorshaha uu madaxweyne Xasan Sheekh u tagayo magaalada Jowhar ?
Jowhar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka Hir-shabeelle si uu u xarrig jaro mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyay Magaaladaasi. amniga Magaalada Jowhar, ayaa aad loo adkeeyay, waxaana Magaaladaas ku sugan wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh oo la sheegay in xarrig...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo daah-furay shir muhiim ah
Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilays Cismaan Lugatoor, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirka Qorshaha Istaraatiijiyadda 3-aad ee Caafimaadka Puntland 2026–2030. Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka Puntland, waxaa soo qayb galay golayaasha Dowladda, bahda caafimaadka, hay’adaha taageera caafimaadka, iyo daneeyayaasha ka shaqeeya horumarinta adeegyada caafimaadka Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka...
Mareykanka oo sheegay in heshiiska Iran inuu dhici karo bilaha soo socda
Washington ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka J. D. Vance ayaa sheegay in Maraykanku aad ugu dhow yahay inuu gaaro heshiis si “waqti dheer” u xallin doona barnaamijka nukliyeerka Iran, balse heshiiskaasi uu suuragal noqon karo toddobaadyada ama bilaha soo socda. “Waqtigan, waxaan dareemayaa inaan ku jirno xaalad aan ku gaari karno heshiis u...
Garsoore Cumar Cartan oo si weyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa saakay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kaddib markii loo diiray inuu galo Mareykanka, si uu uga qeyb galo koobka Adduunka, iyada oo noqon laheyd markii ugu horeeysya oo garsoore Soomaaliyeed uu dhex-dhexaadiyo tartanka ugu weyn ee kubadda Cagta ee Caalamka. Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde,...







