Aadan Madoobe ” dagaalka ka jira Baydhabo waa mid lagu fashilinayo dadaalada dib u heshiisiinta “

Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dagaalada ka socdo magaalada Baydhabo, isagoo dhinacyada dagaalamaya faray in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka.

Guddoomiyaha Baarlamanka Aadan Maddobe warka uu soo saaray ku yiri “Waxaan u aragnaa dhaqdhaqaayadan kuwo looga dan leeyahay in lagu fashiliyo shirka dib u  heshiisiinta ee loo madlanyahay 5ta bisha Janaayo 2023-ka”

Leave a Reply

Your email address will not be published.