Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay nawaaxiga Laanwaaleey ee gobolka mudug ..
Month: October 2022
GARACAD : Markab ganacsi oo markii ugu horeysay ku soo xirtay Dekadda.
Dekada Garacad ee gobolka Mudug waxaa hore ugu soo xirteen maraakiib qalab dhisme u siday haddana markabkan waa kii u horreeyay ee badeecad ganacsi wada.
MD Xasan Sheekh oo oggolaatay heshiiskii wax-soosaarka shidaalka ee shirkadda Coastline
Soomaaliya ayaa sheegtay inay oggolaatay heshiisyadii wadaagga wax-soosaarka shidaalka ee u dhexeeyey dowladda Soomaaliya iyo shirkadda Coastline Exploration, ka dib markii dib loo saxay qodobadii ay dawladda Soomaaliya tabashada ka muuji
Al – Shabaab oo looga adkaaday deegaano kaabiga ku haya magaalada Jowhar.
Howlgal gaar ah oo ciidanka Dowladda ay qaadeen ayay kula wareegeen degaanada Towfiiq ,Bacaadleey, Xaanooley
Madaxa UNHCR Grandi oo Muqdisho u yimid maanta qiimeynta abaaraha dalka .
Wafdigan waxaa hoggaaminayey madaxa hey’adda qaxootiga adduunka (UNHCR) Filippo Grandi , kaas oo Garoonka
Jawaari oo mar la yiri wuu dhintay oo xaaladiisa laga war doonay !
Guddoomiye Jawaari ayaa mar waxa la sheegay inuu geeriyooday inkastoo markii dambe la beeniyay warkaas .
Cabasho laga qabo Garsoorka & MD Xasan Sheekh oo boorka ka jafaya.
Xeerkan Madaxweyne oo ku saleysan Sharciga Nidaamka Garsoorka lambar 3, soona baxay 12 Juun 1962, ayaa
Odowaa oo shir ku qabtay meel u dhaw deegaan muhiim u ah Al- Shabaab &..
sheegtay in xoogga ay saari doonto sidii Al Shabaab ay meesha uga saari lahayd ,
DF oo la wareegtay deegaanka Masaajid Cali guduud ee Sh. Dhexe.
Saraakisha hogaamineysa Ciidankaan ayaa kala ah Gen.Gacmodulle, Gen.Ibrahim Yusuf, Gen.Tareedisho, Gen.Cabdullahi Macalin, Col.Xaadoole, Col.Qoondhe
Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska Liz Truss oo is casishay
Liz Truss, oo ah ra’iisal wasaaraha Ingiriiska, ayaa iska casishay jagadaasi