Madaxda Xisbiyada ayaa kulamadooda ku soo hadal qaaday sida muhiim ay u tahay in Somaliland loo..
Month: October 2022
Ciidamada DDS iyo Malleeshiyaadka Canfarta oo ku dagaallamay Gobolka Liibaam
Ciidan Dowlad-Deegaanka Soomaalida & Maleeshiyaad katirsan Oromada ayaa ku dagaalamaya Gobolka Liibaan gaar ahaan Magalada Guradhamole, dagaalkaan oo socda in ka badan 8 saac ayaa sababay Dhimasho, Dhaawac & Barakac Dadka rayidka ah
Cali Jeyte: qof kasta oo diida in lala dagaallo Al-Shabaab Shabaab ayaan u aqoonsannahay
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo shalay Hiiraan ugu khudbeeyay ciidanka xoogga iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa si adag uga hadlay dad uu sheegay inay xagal daacinayaan howlgalka dalka looga xoreynayo kooxda Al-Shabaab
Xasan Sheekh: dadka Soomaaliyeed waxa ay leeyihiin hal Cadow
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhaddada ee Madaxtooyada kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Taliyehii Qaybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan oo ku dhintay Miino waddada agagaarkeeda lagu aasay ee Shabeellaha Dhexe
Axmed Gareed ”Al- Shabaab waxa ay dileen 11-qof oo ay ku jiraan Kenyatti”
Dadka la dilay ayaa tira ahaan waxa ay gaarayeen ilaa 11-qof oo isugu jira..
Moqokari : Kooxda Al- Shabaab oo dib ula wareegay & Faahfaahinta
Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isaga tagay deegaankaasi waxyar uun
PUNLAND : Muran ka taagan degmooyin la sheegay in doorashado lagu qabanayo.
Shakigaga ugu badan ayaa dhashay ka dib markii dhawaan Wasiirkii Maaliyadda Puntland uu sheegay ..
Muddo kordhin loo sameeyay Muuse Biixi Cabdi & Buuq ka taagan Somaliland
Fadhi ay ku yeesheen xarunta magaalada Hargaysa ayaa sidoo kale
WARBIXIN : Maxaa laga og-yahay shirka Nabad & Nolol ay ku yeelanayaan Turkey
Shirarkan socday waxa ay gogol xaar ua ahaayeen shirwayne guud..
Bisha Cas ee Japan oo gaarsiisay deegaannada duufaanta ka dhacday gargaar
Shaqaale katirsan Bisha Cas ee Japan ayaa gurmad geeyay deegaannada ay saameynta taban ku reebeen Roobabka Mahiigaanka ah ee daadadka badan dhaliyay & Duufaannada xooggan isugu darsameen ee Dalkaas