Guddiga Garsoorka ee gobolka Bauchi ee waqooyiga Nigeria ayaa qabanqaabinaya dood cilmiyeed loo qabanayo qaar ka mid ah culumada iyo Sheekh lagu magacaabo Idiris Cabdulcaziz Dutsen Tanshi taasi oo ku saabsan hadalo uu dhawaan ka sheegay Nebi Muxamed (NNKH).
Month: April 2023
Dowladda awooda ma u leedahay in ay mamnuucdo ka ganacsiga hubka
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay , hubka faraha badan ee laga soo dejinayo dekadaha magaalada dalka iyo gobolka Banaadir. Hadalkan waxaa sheegay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamudu oo intaas warkiisa ku daray in aan la ogolaan doonin in hubka lagala soo dego dalka guud ahaan Waxa uu sheegay madaxweynaha in...
GALCAD : Ciidanka Dowladda oo u ruqaansaday deegaano hor leh
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay u ruqaansadeen maanta deegaanada ku dhaw dhaw degmada Galcad , ka dib markii halkaas si buuxda ay ula wareegeen. Wararka aan ka helayno degmada Galcad ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka dhaqdhaqaaqyo ciidan ay ka bilaabeen deegaanada Ceel Heele, Ceel Dhiig saar...
Sawirro: Xasan Sheekh oo saldhigga Hiilweyne ku booqday ciidan loo diyaarinayo xasilinta Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada ciidamada xoogga dalka ee Hiil-weyne oo ku taalla inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe.
Madaxweyne Xasan oo Muqdisho ka mamnuucay hubka iyo gaadiidka dagaal
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa shaaciyey go’aanno ay dowladda ku xakamayneyso hubka sharci darrada ah ee mas’uuliyiinta dowladda ay ku dhex wataan caasimadda Muqdisho, ka ganacsiga gaadiidka, agabka ciidamada iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Macallin Klopp oo si weyn u ammaanay Arsenal iyo Arteta kahor kulanka ay wada ciyaarayaan axadda
Jurgen Klopp oo ka hadlaya kooxdakusoo wajahan ee Arsenal ayaa yiri: “Waa koox ka duwan sidii hore, Mikel waxa uu dhisayay dhawr sano haatan, natiijaduna waa mid cajiib ah, runtii kubad fiican, ciyaartoy heer sare ah iyo qorshayaal fiican ayaa ka muuqda.
Maxkamad ku taalla Nigeria oo diiq ku xukuntay gowrac
Maxkamad ku taal dalka Nigeria ayaa mulkiilaha diiqii qeylada badnaa u qabatay ilaa Jimcaha inuu gowraco ka dib markii ay ka cawdeen qaylo daran oo deriska saameysay, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha.
Mucaaradka Kenya oo dalbadey in dib u eegis lagu sameeyo Dastuurka
Isbaheysiga mucaaradka Kenya ee Azimio, ayaa doonaya in dib u eegis lagu sameeyo dastuurka dalka ee 13-sano jirsaday, si ay qeyb uga noqoto wada xaajoodka ay soo jeedinayaan, ee ay la yeelanayaan dowladda, si loo soo afjaro dibadbaxyada ka socda dalka.
Iran & Sacuudiga oo wacad ku maray in ay nabad ka dhigayaan Bariga Dhexe
Diblomaasiyiinta ugu sarreeya Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa Khamiistii ku kulmay Beijing, ayaga oo ballan-qaaday inay ka wada shaqeeyaan in “amni iyo xasillooni lagu soo dabbaalo gobolka qalalaasaha badan ee Bariga Dhexe, kadib heshiis ay dhex-dhexaadisay China.
Imaam Masjid oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil ay kooxo burcad ah ka geysteen qaybo kamid ah degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.








