Mo Farax oo kaalin lama filaan ah ka soo galay tartan lagu qabtay Gabon
Day: April 8, 2023
Shiinaha oo dhoolatus militari ka billaabay hareeraha Taiwan
Shiinaha ayaa hareeraha Taiwan ka billaabay saddex maalmood oo dhoollatur militari ah Sabtidii, si ay u muujiyaan carada ay ka qaadeen kulanka madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen ay la yeelatay afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka, iyadoo wasaaradda difaaca ee Taiwan ay sheegtay inay si deggan uga jawaabi doonto.
Sheekh caan ah oo loo haysto hadal uu ka yiri Nebiga (NNKH)
Guddiga Garsoorka ee gobolka Bauchi ee waqooyiga Nigeria ayaa qabanqaabinaya dood cilmiyeed loo qabanayo qaar ka mid ah culumada iyo Sheekh lagu magacaabo Idiris Cabdulcaziz Dutsen Tanshi taasi oo ku saabsan hadalo uu dhawaan ka sheegay Nebi Muxamed (NNKH).
Dowladda awooda ma u leedahay in ay mamnuucdo ka ganacsiga hubka
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay , hubka faraha badan ee laga soo dejinayo dekadaha magaalada dalka iyo gobolka Banaadir. Hadalkan waxaa sheegay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamudu oo intaas warkiisa ku daray in aan la ogolaan doonin in hubka lagala soo dego dalka guud ahaan Waxa uu sheegay madaxweynaha in...
GALCAD : Ciidanka Dowladda oo u ruqaansaday deegaano hor leh
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay u ruqaansadeen maanta deegaanada ku dhaw dhaw degmada Galcad , ka dib markii halkaas si buuxda ay ula wareegeen. Wararka aan ka helayno degmada Galcad ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka dhaqdhaqaaqyo ciidan ay ka bilaabeen deegaanada Ceel Heele, Ceel Dhiig saar...