Day: April 23, 2023

Home » Archives for April 23, 2023
Sarkaalkii howlgalinta ciidanka xoogga dalka oo dayac ugu geeriyooday Muqdisho
Post

Sarkaalkii howlgalinta ciidanka xoogga dalka oo dayac ugu geeriyooday Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Sarkaal in muddo ah ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho ayaa caawa ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee caasimadda dalka. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray AUN Abdicasiis oo ahaa madaxii howlgelinta ciidanka Danab waxna ku soo bartay dalka Maraykanka ayaa Muqdisho ugu geeriyooday dayac dowladeed. Labadii isbuuc ee la soo dhaafay ayaa sarkaalkan ku xanuunsanaa...

Odayaal Al- Shabaab ay  ku laayeen Masgawaa oo Muqdisho lagu aasay
Post

Odayaal Al- Shabaab ay  ku laayeen Masgawaa oo Muqdisho lagu aasay

Muqdisho (Raxanreeb ) –Maanta waxaa qabuuro ku yaala deegaanka Daaru sallaam ee magaalada Muqdisho lagu aasay Saddex Oday dhaqameed oo shalay lagu dilay weerarka degaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud. Odayaashan ayaa safka hore uga jiray abaabulka gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab. Alle ha u raxmadee, odayaashan hormuudka u ahaa Macawiisleyda degaanka ee la aasay magacyadooda...

Dood Sharci ”Haddii sharci jiri lahaa Madaalle Maxkamad ayuu wajahi lahaa”
Post

Dood Sharci ”Haddii sharci jiri lahaa Madaalle Maxkamad ayuu wajahi lahaa”

Muqdisho (Raxanreeb ) Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujiya Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ula la dhacaya dhallinyaro ku cawaysanaysa xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Goobta uu tagay Guddoomiye Madaalle oo ah meel sanado badan lagu cawayn jiray ayaa la sheegay in ujeedka ahayn in la suuliyo waxyaabo anshax ahayn bulshada u wanaagsanayn. Waxaa la...

FADEEXAD: Finland oo dalbatay in dib loogu celiyo lacag uu qaatay xafiiska RW Xamse
Post

FADEEXAD: Finland oo dalbatay in dib loogu celiyo lacag uu qaatay xafiiska RW Xamse

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Finland ayaa qorsheyneysa inay 50,000 oo Yuuro ka soo ceshato hay’adda Finn Church Aid (FCA) ka dib markii ay awoodi weyday inay xaqiijiso in dhaqaalahaasi, oo qeyb ahaan ku baxay xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya, si sax ah loo isticmaalay, wasaaradda ayaa sidaasi ku dhawaaqday Khamiistii 20 Abriil 2023. Wasaaraddu waxa...

Gobolka Banaadir ”Lama aqbalayo in ay furnaadaan goobaha lagu iibiyo maanka-dooriya”
Post

Gobolka Banaadir ”Lama aqbalayo in ay furnaadaan goobaha lagu iibiyo maanka-dooriya”

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa howlgal lagula dagaalamayo waxyaabaha maandooriyaha ah ka sameeyay xeebta liido ee degmada Cabdicasiis. Waxaa ku wehliyay howlgaladan  ciidanka Dowladda Guddoomiyaha – gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho kaas oo albaabada isugu dhuftay goobo lagu iibiyo Maandooriyaha. Guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye...