Day: April 5, 2023

Home » Archives for April 5, 2023
Wasiirkii arrimaha dibadda Soomaaliya  Buubaa oo geeriyooday
Post

Wasiirkii arrimaha dibadda Soomaaliya  Buubaa oo geeriyooday

Istanbul (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo dalka Turky-ga ayaa sheegaya in halkaas uu ku geeriyooday wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Ismael Hure Buubaa. Prof Ismaaciil Buuba ayaa Mudooyinkii udanbeeyey Xaalad Caafimaad u jiifay mid kamid ah Cisbitaalada dalka ku yaalla dalka Turkiga. Allaha u naxariistee Buubaa oo xanuunsanaa in muddo ah ayaa...

ATMIS ‘’Waxaa la jooga xilligii cunaqabataynta laga qaadi lahaa Soomaaliya‘’
Post

ATMIS ‘’Waxaa la jooga xilligii cunaqabataynta laga qaadi lahaa Soomaaliya‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxa hawlgalka ATMIS, ahna Ergeyga Gaarka ee Midowga Africa ee Soomaliya Ambassador Mohamed El-Amine Souef ayaa sheegay in saaxiibada caalamku garawsaday in la joogo xilligii cunaqabteynta hubka laga qaadi lahaa Soomaaliya. Ambassador Mohamed El-Amine Souef ayaa sheegay in baahi loo qabo in la qaado cunaqabataynta hubka iyo rasaasta ee saaran Soomaaliya isagoo...

Al- Shabaab la qabtay isagoo qarax ku xiraya gaariga sarkaal Dowladeed
Post

Al- Shabaab la qabtay isagoo qarax ku xiraya gaariga sarkaal Dowladeed

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay sarkaal la sheegay inuu ka  tirsanaa kooxda Al- Shabaab ka dib howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho. Saraakiisha booliska Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in xubintan ka tirsanaa Al- Shabaab la soo qabtay isagoo miino ku xiraya  gaariga sarkaal ka tirsan  ciidanka Soomaaliya. Taliska Qaybta...

Ciidanka Eretria ka  yimid oo dili – gaaray sakaal NISA ka tirsan
Post

Ciidanka Eretria ka  yimid oo dili – gaaray sakaal NISA ka tirsan

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho , waxaa dil ka badbaaday , Sarkaal sare oo ka  tirsan Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka. Weerar oo ka dhacay isgoyska Terbuunka ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu beegsaday , Taliyaha Nabad sugida degmada Dayniile. Ciidamo lagu soo tababaray Eretria ayaa goobjoogayaashu ay sheegayaan in jidka ay...