Day: April 14, 2023

Home » Archives for April 14, 2023
MD Xasan oo isbahaysi cusub ku biiraya  Adis ababa oo arintaas looga hadlayo
Post

MD Xasan oo isbahaysi cusub ku biiraya  Adis ababa oo arintaas looga hadlayo

Adisababa(Raxanreeb)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga qayb gelayaan shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Talyaaniga. Shirkan saddex geesoodka ah ayaa hoggaamiyeyaasha saddexda dal waxa ay ka arrinsanayaan dib-u-habaynta iskaashiga ka dhexeeya iyo mideynta qorsheyaasha ku...

XOG:MUQDISHO kama-dhaqangalin go’ aankii MD Xasan ee mamnuucista “hubka”
Post

XOG:MUQDISHO kama-dhaqangalin go’ aankii MD Xasan ee mamnuucista “hubka”

Muqdisho (Raxanreeb) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan sheegay in magaalada Muqdisho mamnuuc ay tahay in hubka culus lagu dhax sito , taas oo ay soo dhaweeyeen dadka caasimadda nool oo qaati ka taagan dhibaatada hubka. Taliska ciidanka Booliska ayaa sheegay in dadaal ay ugu jiraan sidii uu u dhaqan gali lahaa go’ aankaas ah in...

Maxay yihiin ciidanka Dowladda ay gaysay degmooyinka Muqdisho ?
Post

Maxay yihiin ciidanka Dowladda ay gaysay degmooyinka Muqdisho ?

Muqdisho (Raxanreeb) Dowladda Soomaaliya ayaa degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxa ay gaysay ciidamo fara badan kuwaas oo amniga caasimadda sugaya. Degmooyinka ciidanka dowladda ay gaysay waxaa ka mid ah Karaan , halkaas oo ka mid ah meelaha ugu daran ee ay ka jirto ami darrada caasimadda. Ciidankan ayaa ahaa kuwo dhawaan tababar loogu...

Ciidan ilaalinaya  MD Xasan oo tababar loo soo xiray
Post

Ciidan ilaalinaya  MD Xasan oo tababar loo soo xiray

Serbia(Raxanreeb ) Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Tababar ugu soo xiray Qaar ka tirsan Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada iyo Madaxweynaha JFS, kuwaas oo Tababar Sare ku qaatay dalka Serbia. Wasiirka Amniga Gudaha XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Dowladda Serbia uga...

Khilaafkii ka dhashay maaliyadda ee Hiiraan oo xal laga gaaray
Post

Khilaafkii ka dhashay maaliyadda ee Hiiraan oo xal laga gaaray

Beledwayne(Raxanreeb)Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa la sheegay inb looga dambeyn doonaa maamulka Maaliyadda gobolka, Hiiraan ka dib kulan ka dhacay magaalada Beledwayne Shirka waxaa lagu sheegay in Guddoomiyr Cali Jayte  dar-dar gelin doonaa sidii horay looga bartay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab kaas oo ka socda gobolka Hiiraan. Xubnahii maamulka ka midka ah...