Day: April 26, 2023

Home » Archives for April 26, 2023
Guddi loo saaray Soomaalida ku go’ doonsan Suudan
Post

Guddi loo saaray Soomaalida ku go’ doonsan Suudan

Muqdishu (Raxanreeb ) Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, kaasi oo lagu magacaabay guddi ka shaqayn doona soo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku go’doonsan colaadda ka taagan dalka Suudaan. Wasiirka...

Shir ku saabsan “aayaha” ATMIS oo ka furmaya Kampala
Post

Shir ku saabsan “aayaha” ATMIS oo ka furmaya Kampala

Kampala (Raxanreeb) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala, halkaas oo uu ka ga qeyb-galayo shir-madaxeedka dalalka Ciidamadooda  ka qeyb-qaadanayaan xasilinta iyo nabadda dalkeenna (ATMIS), iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay shirka ku soo bandhigayso sida ay uga go’an tahay in ay la wareegto amniga dalka dhammaadka sannadka soo socda. Madaxda...

MD Xasan Sheekh muxuu ka jeedin doonaa Shirka Kambala ka dhacaya ?
Post

MD Xasan Sheekh muxuu ka jeedin doonaa Shirka Kambala ka dhacaya ?

Kambala (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Kambala ee dalka Uganda kaga qayb galaya shir looga hadlayo howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS Shirka ka dhacaya magaalada Kambala ayaa sidoo kale lagu soo hadal qaadi doono sidii loo sii ambaqaadi lahaa wajiga labaad ee  howlgalka Dowladda  ee ka dhanka ah Al- Shabaab. Inta uu kulanka...

Soomaalidii  ugu horeysay oo laga soo badbaadiyay Sudan oo dalka soo gaaray
Post

Soomaalidii  ugu horeysay oo laga soo badbaadiyay Sudan oo dalka soo gaaray

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa – gudaha dalka ku soo celisay  muwaadiiniin ku go’adoonsanayn xadka  Sudan uu la wadaago dalalka Itoobiya iyo Masar halkaas oo ay ku sugan yihiin dad badan oo ka soo baxsanaya rabashada dalkaas ka jira Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayay dadkan  oo gaaraya 18 qof maanta oo Arbaca...

Khartoum  oo gantaalo lagu garaacay markale
Post

Khartoum  oo gantaalo lagu garaacay markale

Khartoum (Raxanreeb ) Wararka aan ka  helayno magaalada Khartoum ee dalka  Sudan ayaa sheegaya in markale dagaal uu ka qarxay Sudan, inkasta oo ay xabbad-joojin ku dhawaaqeen dhinacyada dagaallamaya. Militariga Sudan ayaa la soo sheegayaa in  drone u adeegsadeen si ay dagaalyahannada uga celiyaan goob saliidda lagu sifeeyo oo ku taalla Bahri, oo ah magaalada...