Month: March 2023

Home » Archives for March 2023
Muqdisho maanta “Qare” ma laga isticmaali karaa ? sabab layaab leh
Post

Muqdisho maanta “Qare” ma laga isticmaali karaa ? sabab layaab leh

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ganacsatada iibiso qaraha ee magaalada Muqdisho ayaa dood adag ka keenay maanta lacag canshuur ah oo lagu kordhiyay. Suuqa qaraha oo ku – yaala degmada Wartanabadda ayaa la sheegay in maanta uusan shaqayn sabab la xiriirta muranka ka dhashay lacagta canshuurta. Maamulka degmada Wartanabadda ayaa lagu soo waramayaa in ganacatada qaraha...

Dowladda MD Xasan Sheekh : ‘’AARGOOSI ‘’ siyaasadeed-FAALLO
Post

Dowladda MD Xasan Sheekh : ‘’AARGOOSI ‘’ siyaasadeed-FAALLO

Muqdisho ( Raxanreeb ) Isbedel kasta oo dal ka dhaco hubaal la’aan waxa uu saamayn togan iyo mid tabanba ku yeeshaa , dhinacyo badan oo siyaasadeed kuwaas oo dalka iyo dalkuba u soo shaqeeyay si kastaba. Dowladda markaas jirta ayaa bilaha ugu horeeya waxa ay sameysaa, isbedel ujeedka ugu wayn uu yahay in meesha laga...

DFS oo soo saartay Liiska 75 shirkad oo ku guulaystay tartanka xajka ee sanadkan
Post

DFS oo soo saartay Liiska 75 shirkad oo ku guulaystay tartanka xajka ee sanadkan

Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddiga Tartanka Adeega Xajka sanadka 1444/2023 ee Wasaarada diinta iyo awqaafta DF ayaa soo saaray liiska shirkadaha ku guuleystay Tartanka adeega Xajka. Tartankan ayaa muddooyinkii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho, waxaana jirtay cabasho mararka qaar ka imaaneysay habka loo qabtay tartanka. Wasaaradda Diinta & Awqaafta ayaa maalmihii la soo...

Galbeedka magaalada Nairobi oo 14 qof ay ku dhinteen+ sababta
Post

Galbeedka magaalada Nairobi oo 14 qof ay ku dhinteen+ sababta

Nairobi ( Raxanreeb ) Gaari ay saarnayeen arday iyo mid dadka rayidka ayaa shil ku – galay galbeedka magaalada Nairobi ee dalka Kenya. In ka badan 14 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen halka tiro kale oo intaas ka badan ay ku dhaawacmeen kuwaas oo u badnaa arday iskuul u socotay. Baska oo...

Post

Tirada muhaajiriinta ku dhimanaya badda Tunisia oo korortay

Mas’uul u hadlay caafimaadka gobolka Sfax ee dalka Tuuniisiya, ayaa ka digay in tirada meydadka muhaajiriinta ee ka yimid dalalka ka hooseeya Saxaraha ee laga soo badbaadiyay doonyihii ku burburay maalmihii la soo dhaafay badda, ay ka badan yihiin tirada ay soo gudbiyeen kooxaha caafimaadka maxalliga ah.

Golaha Wasiirada ‘’ Bajaaj lama soo dejin karo dalka , waa dembi ‘’
Post

Golaha Wasiirada ‘’ Bajaaj lama soo dejin karo dalka , waa dembi ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre ayaa lagu ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Gaadiidka Mooto Bajaajta. Nuxurka kulanka Golaha Wasiirada ee maanta oo Khamiis ah ayaa kala ahaa  Qodobadan. Golaha wasiiradda ayaa ka dooday dhibaatooyinka loo geesto darawalada mooto bajaajta iyo sidoo kale dhibaatooyinka amni darro...