Day: April 17, 2023

Home » Archives for April 17, 2023
Hoobiyaal lagu  garaacay saldhig ciidanka Jubbaland ee Kismaayo
Post

Hoobiyaal lagu  garaacay saldhig ciidanka Jubbaland ee Kismaayo

Kismaayo (Raxanreeb ) Dad ku sugan magaalada Kismaayo ee gobolka  Jubbada Hoose ayaa Raxanreeb u sheegay in  kooxda Al- Shabaab hoobiyaal ay ku garaaceen deegaanka Baarsanguuni ee duleedka Kismaayo. Hoobiyaashan ayaa ku dhacay sida dadka deegaanka ay sheegeen saldhigyo ciidanka maamulka Jubbaland ay ku lahaayeen deegaanka Baarsungnuni  halkaas oo laga soo wariyay khasaare  dhimasho iyo...

Taliye boolis oo lagu dilay Beledwayne & Xaaladda sida ay tahay
Post

Taliye boolis oo lagu dilay Beledwayne & Xaaladda sida ay tahay

Beledwayne (Raxanreeb ) Kooxo hubeysan ayaa galinkii dambe ee maanta magaalada Baladweyne waxaa ay ku toogteen  Taliye ku-xigeenkii Hore ee Saldhiga Booliska Magaalada Baladweyne Taliyahan ayaa lagu magacaabi jiray   Taliye Nuur Xasan Bidaar  waxaana la sheegay in caawa halkaas  ay ka socdaan howlgal xooggan oo dad badan lagu soo qab qabtay. Dilka ayaa waxaa uu...

Muuse Biixi oo canaan kala kulmay beesha Caalamka
Post

Muuse Biixi oo canaan kala kulmay beesha Caalamka

Hargaysa (Raxanreeb ) Saxiibada Caalamka ee Soomaaliya oo ka kooban Belgium, Canada, Denmark, Midowga Yurub, Finland, France, Germany, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Sweden, Türkiye, UK iyo Mareykanka ayaa wada-hadal Khadka taleefonka kula yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Bayaan kasoo baxay Midowga Yurub ayaa lagu sheegay inay madaxweyne Muuse Biixi kala hadleen dagaalka magaalada Laascaanood...

Soomaalida ku nool Sudan oo u baahan in la soo daadgureeyo
Post

Soomaalida ku nool Sudan oo u baahan in la soo daadgureeyo

Khartoum (Raxanreeb )Magaalooyin ka mid ah dalka Sudan waxaa ka soconaya dagaalka  xooggan oo sababay dhimasho iyo dhaawac , waxaana barbarsocdo barakac xooggan oo ay sameynayaan dadka u dhashay dadkaas iyo dadka ajaaniibta ah. Sudan waxaa ku nool dad badan oo Soomaaliyeed oo ay ku jiraan arday waxbarasho u  joogta dalkaas oo dagaalo ay ka...

Diyaarado dagaal miyaa ka qayb qaadanaya dagaalka  Hiiraan ?
Post

Diyaarado dagaal miyaa ka qayb qaadanaya dagaalka  Hiiraan ?

Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka aan ka helaynayo deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan  howlgal ka dhan ah Al- Shabaab ,kaas oo ay ka qayb qaadanayaan ciidanka Dowladda iyo kooxaha deegaanka Howlgalkan ayaa lagu soo waramayaa in  markan ay ka qayb qaadanayaan diyaarado dagaal sida ay sheegeen saraakiil ciidan...