Ilaa 44 qof ayaa la dilay, ka dib labo weerar oo lagu qaaday waqooyiga dalka Burkina Faso Khamiistii, sida ay saraakiishu sheegeen.
Day: April 9, 2023
Yaa kaalinta koowaad ka galay tartanka Qur’aanka Kariimka ee lagu qabtay Tanzania?
Cumar Maxamed Xuseen oo u dhashay dalka Masar, ayaa kaalinta koowaad ka galay tartanka xifdinta Qur’aanka Kariimka ah ee Afrika, oo maanta lagu qabtay magaalada Dar es Salaam.
Taliye Shub oo la wareegay hoggaanka Ciidanka Asluubta
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xasan Macalin Maxamuud ayaa xilal u kala wareejiyay kusimihii ciidanka Asluubta Cabdikarim Cali Afrax iyo taliyaha cusub ee dhowaan looso magacabaay ciidaankaasi Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub).
Ciidamada Itoobiya iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo dagaal ku dhexmaray Diinsoor
Faah faahino dheeraad ah oo kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamada millatariga Itoobiya iyo kooxda Al-Shabaab oo maanta ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Baay ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
SSC oo soo saartay go’aano adag ee looga soo horjeedo Somaliland
Isimida SSC ayaa ku dhawaaqay in gebi ahaanba ay joojiyeen wixii dhaq-dhaqaaq ganacsi ah ee ka dhaxeyn jiray deegaanada Somaliland iyo kuwa SSC.
Iiraan oo meel walba kaamiro dhigtay si loo soo qabto haweenka aan xijaabka xiran
Dowladda Iiraan ayaa billowday inay kaamiro dhigto meelaha ay bulshadu isugu timaaddo si loo ogaado haweenka aan xijaabneyn, sida u uku dhawaaqay booliiska.
Israa’iil oo ka fal celisay weeraro lagu soo qaaday buuraha Golan Heights
Israa'iil ayaa weerartay bartilmaameedyo badan oo militari oo ku yaalla dalka Suuriya, ka dib markii gantaallo lagu soo tuuray dhulka ay maamusho habeenimadii xalay, militariga Israa'iil ayaa sidaasi sheegay.